WEEL LA’AANTA XIBISGA WADDANI & WEECASHADA SIYAASADA Qalinkii Jamal A. Muse.

0
1109

“Waddani Malaha Weel Qarannimo Oo Dhiteyn Kara, Waayo waa Nimanka Shacabka Muwaadiniinta Ah Ee Kulmiye Ku qulqulaya Ku Sifeyay Dad La Iibsaday Sida Tamaandhada”.

“Kalmada Dad La Iibsaday Waxay Huwiyeen Guud Ahaan Dhalinyaradda JSL, Shacabka Togdheer, Sanaag, Sool, Saaxil, Maroodi jeex iyo Awdal gaar ahaan Shacabkii Dareenkooda Taageerro Ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Ku Muujiyay Shirkii Iyo Xafladii Hotel Saw Borama, Mohamed Ali Bile, Ali Guray iyo Jamal Ali Hussein”.

“Nasiib Darro Wuxuu Musharax Cirro Liidnimo Ku tilmaamay Ka Qaybgalka Tartanak Doorashada iyo Hoggaaminta Askarta, Iyada Oo La Og Yahay Qiimaha Uu Askarigu U Leeyahay Dalka Hooyo Iyo Qarannimada Toggan”.

“Waxay Ku Gafeen Hanaanka Asxaabta Somaliland Ay U Jideeyeen Dastuurka Qaranka iyo Xeerarka Ka dheegmay sidda xeer no14”.

“Dhammaan Qodobadani Waa Godob Siyaasadeed Oo Qaybaha Kala Duwan Ee Sare Ku Xusani Ay U Hayaan Guddoomiye Cirro iyo Xisbigiisa Xeerinta Qarannimo Quudhsaday”.

By: Jamal A. Muse

dankaabo@hotmail.co.uk

kuala Lumpur , Malaysia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here