Faa’iidooyinka Ku Jira Isla sheekaysiga ama isla hadalka Qofka (Xogta dahsoon)

0
Ma tijaabisay inaad ka mid tahay dadka isla hadla, haday jawaabtu tahay Haa ma waxaad taa samaysaa in badan, mase la socotaa in isla...

Siyaasada Mikrifoonka iyo Qiirada Xisbiyad Mucaaridka !

0
  Doorashadi iyo Abaarti waa lakala qaaday laakin Xisbiyada Mucaaridka iyo Xaflad soo dhaween ah lama kala qaadin ! Go'an laga gaadho yaa garan ! Waxaan...

FULAHA GEESIGA IS MOODAY, DHACDADII GABILAY. Qallinkii: Mohamed Hamud

0
Xildhibaan Iid Xasan Cabdi “Gabilay aniga aya layga fasax qaadanayaa” dalkiba Gabilay buu ka yeeshay… Bismilaah, Maqaalkan aan ugu magic daray Fulaha gesiga is mooday...

Raali Galin Ku Socota Akhristeyaasha HargeisaPress

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maamulka Shabakadda HargeisaPress.com, wuxuu si xushmad iyo qadarini ku dheehan tahay Akhristeyaashiisa uga raali galinayaa Muddo kooban oo Website-ka Cilad farsamo...

Doorashada iyo Abaaraha Midba Gaarkiisa Haloo Qiimeeyo…!

0
Waxaynu ognahay in dib u dhac kasta oo ku yimaada Doorashada ay dhaawac ku tahay hiigsiga nidaamka dimuqraadiga ah iyo aragtida beesha caalamka ee...

Barmaamijka Guulaystayaal Geeddiga Waday Qeybtiisa 4-Aad Qalinkii: Rashiid Sulub Caalin

0
Dhugta Oo U Dhaga-Nuglaada Kuna Dhaqma 100-ka Qodob Ee Ka fog Siyaasadaha Ee aynu Ku Kasbaneyno Horomarka iyo Wada manfacsiga Dheefta Danaheena Guud ee...

Ninkii Baqdaad ka Jeexay webiyada dhiigga ah, HOLLACO KHAN (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress —Sanadkii 656 taariikhda hijriyada ayaa hollaco duulaankiisii ku soo qaaday dhulkii ay xukumaysay khaliifadii cabbaasiyiinta waxana uu qabsaday magaalada Baqdaad isagoo dilay khaliifkii...

Somaliland: Xukumadd Wayday Mucarid Doorasho Raba Qallinkii: Mawliid Ahmed Jibriil

0
Ciro Waa Mucaarid Rabin In Ay Doorasho Dalka Ka Dhacdo Madama Xukumada Marka Loo Kordhiyo, Isagana G/Golaha Wakiilada Loo Kordhinayo Ma Rabo Doorasha Dhacda...

SAWIRKA Siyaasada Ee Ugu Hadalhaynta Badnaa Todobaadkan

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Farshaxanistaha caanka ah ee Cawaale ayaa sawir layaab leh ka sameeyay Siyaasiga Ismaaciil Buubaa iyo xisbiga Wadani oo Siyaasada Ee Ugu Hadalhaynta...

Macnaha calaamadan ku Taalla Badeecadaha badankooda (Xogta dahsoon)

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Calaamadan waxaa isticmaalkeeda laga bilaabay dalka Maraykanka badhtamihii qarnigii labaatanaad, xiligana waxaa loo isticmaalaa qaybo ganacsi oo kala duwan. https://youtu.be/MPD2VmI4v2M