5ta Ciyaaryahan ee Hogaaminaya Gool Dhalinta Premier League Xilli Ciyaareedkan

0
1811

HargeisaPress —Ciyaaryahannada kooxaha Chelsea, Arsenal, Manchester United iyo Manchester City ee Diego Costa, Zlatan Ibrahimovic, Alexis Sanchez iyo Sergio Aguero ayaa kaalinta ugu sarraysa ee gool-dhalinta horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ku hirdamaya, waxaana booska koowaad fadhiya oo ku raaxaysanaya dhaliyaha Chelsea ee Diego Costa oo saxeexay 13 gool.

Alexis Sanchez ayay kaalinta labaad u xidhan tahay, laakiin Ibrahimovic ayaa gool kaliya ka dambeeya oo saxeexay 11 gool, hase yeeshee, Aguero ayaa isna ku daba shidaya oo dhaliyey 12 gool ciyaareedkan badhtamaha maraya ee Premier League.

#             Magaca ciyaartoyga        Kooxdiisa             Goolasha (rikoodhe)

Diego Costa Chelsea FC         13 (0)

Alexis Sánchez Arsenal FC          12 (0)

Zlatan Ibrahimović Manchester United       11 (1)

Kun Agüero Manchester City              10 (3)

Romelu Lukaku Everton FC 9 (0)

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY