Daawo Qaabkii Ay U Dhacday Muddo Kordhintii Loo Sameeyey Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo

0
Hargeysa,(HargeisaPress) β€”Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta xukuumadda madaxwayne Siilaanyo u sameeyey muddo kordhin iyaga oo doorashada madaxtooyada Somaliland dib u dhigay muddo 8 Bilood...

Nin aan Waxa Jooga Garanin-Waxa soo Socda Ma Garto!

0
Salaanta Islaamka ka dib, aduunyadda horaa loo yidhi, waa sagaal, qabyo ama baylah kama dhamaato, balse marwalba, Bani’aaddamku waxuu u taagan yahay, ama ku...

MAXAA KA DHEXEEYA DHAQANKA AADAMAHA, SIYAASADDA, SIYAASIGA, IYO HOGAAMINTA SHACABKA?

0
Hordhac Aragtida qoraal kani waa mid kulansiinaya arkaanta is-xukunka bulsho dawlad hoos joog ah, oo u dhaqan si gaar ah, u baahan barnaamij siyaasaddeed cajabiya...

Madaxweyne Qaranka Somaliland Waxa Leh Shan Beeloode Beesheenu Ma Boqortooyaa-W/Q Mowliid Aadan Cumar

0
Madaxweynaha qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamuud {Siilaanyo} waxaan ku dhiirri-galinayaa in uu caddaalad ugu qaybiyo mansabyada ama xilalka uu u magacaabayo muwaadiniinta Somaliland,...

Sidee ayaanu u Aamini Karnaa In Shirkad Macaash Doon ah Lagu Wareejiyo Adeegyo...

0
Waxa dhawaan la shaaciyay war naxdin leh oo hoos u dhigaya kalsoonidii lagu qabay haybadda dawladnimadda, taasi oo ah in shirkad gaar loo leeyahay...

Markuu Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa.

0
Muddo sideetan sannadood ah Somaliland waxa xukumayay boqortooyadii Ingiriiska. Horumarka dalka iyo in bulshada loo adeego waxa mudnaanta ka lahaa danaha boqortooyadu ka leedahay...

Alle Ha U Naxariistee Waxa Magaalada Hargeysa Ku Geeriyooday Sheekh Maxamuud Suufi Oo Ahaa...

0
Alle ha u naxariistee, waxa Caawa Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Sheekh Maxamuud Suufi Muxumed oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Somaliland iyo Soomaalida...

Faro-galinta Qaawan ee Lagu Hayo Saldanada SUBEER AWAL, Oo Daaha Ka Fayday Danaha Siyaasadeed...

0
Sharaf iyo karaamo ayay huwantahay Saldanada Guunka ah ee Subeer Awal oo soo taxnayd tan iyo 1775 kii, laguna gardaadiyay deegaanka SUUQSADE oo ka...

Afarta Wasiir ee aan dhicin & Talada Madaxweyne Siilaanyo Mayla Aragteen! ? Qalinka Mawliid...

0
Taariikhdu waa isbedelka nolosha noolaha iyo bey’adda Illaahay ku uumay oo si taxane ah loo qoray loona sameeyay magacyo laysla yaqaan oo dhamaan aadamaha...

MA QAYBI OO XUKUN BAA, MISE WAA MIDDEE OO HOGGAAMI?

0
HargeisaPress β€” "Divide and Rule" waa qaybi oo xukun eh, waa siyaasad xeel-dheernimo iyo farsamo dhaqan gallaangal leh lagu salleeyey. Waxa loo adeegsadaa in...