beesha caalamka oo ku baaqday in-deg deg loo qabto doorashooyinka somaliland

Xukuumadda Somaliland oo Baaq Culus U Jeedisay Beesha Caalamka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay baaq culus oo garnaqsi ah ay u jeedisay dalalka Beesha Caalamka. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo...

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Maxamed Cabdirahman Yaasiin oo ay ka tacsiyadaynayaan Eedadii...

0
HargeisaPress  — Xuseen Cabdi Cawad (indhadeero), Cumar Axmed Caynaashe, Cabdikariim Maxamed Ibraahim, Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab),...

Siyaasaddii Waxa Dilay WADDANI oo Muniir Siyaasi u Noqday Faallo: Axmed M. Saleebaan

0
Inta badan bulshada reer Somaliland, waxay qawadeen siyaasadda xisbiyada mucaaridka ah bilahan u dambeeyay. Waxa dadka candhuuftooda dib uga liqay xiisaha miidaanka siyaasaddu, ay doodooda...

Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Wuxuu Qeyb Ka Yahey Dhismaha iyo Hoodada Ciidamada Milatariga...

0
HARGEISA–Sida ay Ka Warqabaan ,Dhamaan Ciidamada Somaliland, ee Ku Sugan Guud ahaanba Fadhiisimada iyo Saldhigyada Kala Duwani Waxey Habeen iyo Maalin Ka Markhaati yihiin...

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Xamse Gaaxnuug Caydiid iyo Xamda Axmed Daahir Oo...

0
Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex eeGarabka Dhalinyarada ee Talo iyo Towfiiq Mr. Jamaal Aadan Diiriye, Xoghayaha Dhaqaalaha EeGarabka Dhalinyarada ee Talo iyo Towfiiq Mr. Deeq Cabdilaahi...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ka Tacsiyadeeyey Geerida laba Marxuum

0
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga...

Qurba joogta Somaliland waa Aafo Qaran Qallinkii: Calikubad

0
Golaha wakiiladu waxa lagu qiyaasaa inay boqolkiiba sideed iyo konton (58%) ay yihiin qurbe joog baasooro ajinebi ah sita, sidoo kale golaha wasiiradu way...

Xildhibaan Wakiilada Ka Tirsan Oo Shaaca Ka Qaaday Mooshin Lagu Wado In Xilka Lagaga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay mooshin ay xildhibaanada Wakiiladu ka wadaan gudoomiye ku xigeenka...

Aqoontu Waa Awood Iyo Itaal, Waana Aalad Wax Lagu Qabsado, Waa Ilays Iyo Iftiin...

0
HargeisaPress  —Aqoontu waa quudka koriya garaadka ee toosiya habka fikirka ruuxa kadibna xagal daaca udiida go’aanada lagaadho iyo habraaca wax qabadka iyo fulinta hawlaha.   Waxaan...

Kulanka Guud Ee Qaramada Midoobey Iyo Dhacdooyinka Xiisaha Leh Ee Sannadkan Ka Dhacay

0
Sida uu dhaqanka looga bartay golaha guud ee Qaramada Midoobey yahay, marka uu shirku furmo waxa hadalka ugu horreeya la siiyaa madaxweynaha dalka Brazil...