Xildhibaan Wakiilada Ka Tirsan Oo Shaaca Ka Qaaday Mooshin Lagu Wado In Xilka Lagaga Qaado Gudoomiye Ku Xigeenka Cusub Ee Wakiilada Somaliland

0
1137

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay mooshin ay xildhibaanada Wakiiladu ka wadaan gudoomiye ku xigeenka cusub ee golaha Wakiilada Somaliland Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here