Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Maxamed Cabdirahman Yaasiin oo ay ka tacsiyadaynayaan Eedadii Khadiija Faarax oo Maanta ku geeriyootay Magaaladda Hargeysa

0
1136

HargeisaPress  — Xuseen Cabdi Cawad (indhadeero), Cumar Axmed Caynaashe, Cabdikariim Maxamed Ibraahim, Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.Dhamaan dadkaasi  Tacsi u dirayaan Maxamed Cabdirahman Yaasiin oo ay ka tacsiyadaynayaan Eedadii Khadiija Faarax oo Maanta ku geeriyootay Magaaladda Hargeysa iyaga oo si gaar ahna tacsi ugu dirayaa inanteeda Huda Maxamed Axmed iyo Dhamaan qoyska reer Cabdirahmaan Yaasiin Diiriye.

tacsi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here