Shirkaddaha Isgaadhsiinta Ee Magaalada Laascaanood oo Amar Culus La Dul-dhigay

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo Milateri ah oo ka...

Xukuumadda Somaliland oo Ballanqaaday Bixinta Magta Dadkii Ku Dhintay Dibad-baxyadii Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay shaaca ka qaaday inay bixin doonto magta dadkii ku dhintay mudaharaadyadii ka dhacay magaalada Laascaanood. Guddigii...

Jawaab Burineysa Marin-habaabintii Waddani Ku Sameeyay Xeerarka Iskaashiga Somaliland iyo Mareykanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xisbi xaakimka talada dalka haya ee KULMIYE, ayaa si adag uga hadlay hadallo ka soo yeedhay xisbiga mucaaridka ah ee...

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Magaalada Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegay aan in xaaladda magaaladu ay saaka...

Golaha Guurtida oo Soo Dhaweeyay Dhaqan-gelinta Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Mareykanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Golaha Guurtida Somaliland, ayaa soo dhaweeyay dhaqan-gelinta ay Dowladda Mareykanku ku meelmarisay Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo USA. War-saxaafadeed ka soo baxay...

Warbixinta Somaliland oo Lagu Fallaanqeyn Doono Baarlamanka Mareykanka

0
Washington (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Bide, ayaa saxeexay horraantii bishan xeerka ogolaanshiyaha difaaca qaranka Mareykanka, kaas oo diiradda saaraya ammaanka qaranka, isaga...

Dibadbax Ka Dhacay Magaalada Laascaanood iyo Dad Ku Dhintay

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Dadweynaha magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa maanta si weyn uga gedooday dilalka qorshaysan ee ku soo noq noqonaya...

Fannaan Cabdinaasir Macalin Caydiid oo Geeriyooday

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Allah ha u naxariistee waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday fanaankii weynaa ee Cabdinaasir Macallin Caydiid,...
Faysal Cali Waraabe

Faysal Cali Waraabe oo Ku Gacan Seydhay Go’aankii Guddiga Diiwaangelinta

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa ku gacan saydhay warkii ka soo baxay Guddiga Diiwaangelinta...

Dabley Hubaysan oo Laascaanood Ku Dishay Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaasi lagu dilay Masuul...