Xisbiga KULMIYE

Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE oo Beri Ka Furmaya Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Waxaa maalinta berito oo Arbaco ah caasimada Somaliland ee Hargeysa lagu wadaa inuu ka furmo Shirweynihii 7-aad ee golaha dhexe...

badhasaabka Sool Oo Sagootiyay Xulka Gobolkaasi Ku Metelaya Tartanka Ciyaaraha

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa maanta soo sagootiyay xulka gobolkaasi uga qayb geli doona tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland oo maanta ka furmaya...

“Wasaaradda beeruhu waxay ahmiyadda siinaysaa bad-baadinta Ciidda iyo biyaha Badda gelaya”… wasiirka beeraha

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in ay dedaal fara badan geliyeen sidii loo samato-bixin lahaa biyaha badan...

Akhriso: Kala Fogaanshaha Mudada Uu Xilka Hayay Madaxweyne Biixi iyo Tirada Agaasimeyaasha Guud Ee...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Toddobaadkan xil ka qaadis iyo isku beddel kooban ku sameeyay qaar ka mid...

Toogasho iyo Qarax Dhimasho Leh oo Ka Dhacay Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press)  — Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in Toogasho iyo Qarax Khasaare nafeed sababay ka dhacay deegaan u...

Banaan-baxyo Waa Weyn oo Ka Dhan Ah Madaxweynaha Faransiiska oo Ka Dhacay Burco

0
Burco (Hargeisa Press) – Banaanbaxyo waa weyn oo lagaga soo horjeedo hadaladii Islaam naceybka ahaa ee uu jeediyay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa maanta...

Xukuumada oo Wada Qorshe Waxbarasho Lacag La’aan Ah Loogu Raadinayo Caruurta Askarta iyo Qoysaska...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland ayaa wadda qorshe lloogu raadinayo Waxbarashada Jaamacadaha oo lacag la’aan ah, Carruurta Askarta, kuwa Shaqaalaha Dawladda, iyo Qoysaska...

Muuse Biixi Oo Qaabilay Wakiilka Taiwan U Fadhiya Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka xafiiska Taiwan ku leeyahay magaaladda Hargaysa. Gaar ahaan caasimada Hargeysa, Ambassador...

Wasaaradda Caafimaadka Qalab Lagu Wareejiyay

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa la wareegtay qalab caafimaad oo ay soo direen dhalinyarro qurbe joog ah reer Somaliland ah. Agabkaasi caafimaad ayaa...

Somaliland: Wasaaradda Ciyaaraha Oo Fariin Caafimaad U Dirtay Taageereyaasha Tartanka Goboladda

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa fariin caafimaad oo ku aadan xanuunka Coronavirus u dirtaydaawadeyaasha ka soo qayb gelaya tartanka ciyaaraha...