Somaliland: Wasaaradda Ciyaaraha Oo Fariin Caafimaad U Dirtay Taageereyaasha Tartanka Goboladda

0
557

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa fariin caafimaad oo ku aadan xanuunka Coronavirus u dirtaydaawadeyaasha ka soo qayb gelaya tartanka ciyaaraha goboladda.
Tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland ayaa la filayaa inuu magaaladda Hargaysa ka furmo Arbacadda todobaadkan ee 28-ka bishan.
Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha iyo agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaaradaasi oo maanta wada jir warbaahinta ula hadlay ayaa ugu baaqay taageeryaasha in ay soo buuxiyaan shuruudaha wasaaradda caafimaadka ee caabuqa Covid-19.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here