Wasaaradda Caafimaadka Qalab Lagu Wareejiyay

0
509

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa la wareegtay qalab caafimaad oo ay soo direen dhalinyarro qurbe joog ah reer Somaliland ah.
Agabkaasi caafimaad ayaa lagu soo hagaajiyay wasiirka Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shirre.
Iyadoo wasiirkuna uu ku wareejiyay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye.
Qalabkan caafimaad oo ah Neef caawiyaha ama Oxygen-ta dhaliya.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here