Doorka Uu Xeer Ilaaliyaha Guud Ku Leeyahay Xadhiga Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal-Iinsaanka Oo Lagaga Hadlay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Kulan mudo imika dhawr cisho laga joogo Nairobi ku dhexmaray hay’ado u dooda xuquuqda aadamaha iyo masuuliyiin ka tirsan safaaradda UK...

Sool: Wasiirro Dhagax Dhigay Qaybta Tamarta Qoraxda Laga Dhaliyo Ee Cusbitalka Laaascaanood

0
Laascaanood (HP): Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta jamhuuriyadda Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa maanta dhagax dhigay cusbitaalka Laascaanood qaybta Tamarta laga dhaliyo Qoraxda. ...

Agaasimaha Wasaaradda Shaqadda Oo Qalab Xafiiseed Gaadhsiiyay Xafiiska Wasaaradda Ee Boorama

0
Boorama (Hargeisa Press): Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda Somaliland Maxamed Cilmi Aadan, ayaa maanta qalab  ku wareejiyay xafiiska ay wasaaradu ku...

Dhambaal Furan Oo Ku Socda Kooxaha Tirada Yar Ee Ka Soo...

0
HargeisaPress —Aqoonyahanka Iyo Indheer Garadka Arimaha  Maalgashiga Aqoonta Gaara U Leh Mucaarid Iyo Muxaafidba  Waxay  Ka Marag Kacayaan In  Heshiiska Maalgashi Ee Dhex Maray...

Dhaqdhaqaaqii Dekada Berbera oo Gabi Ahaanba Istaagay, Ganacsatadii Oo Diiday In Ay Allaabtooda...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Todobaadkii Labaad ayaa lagu soo waramayaa in uu gebi ahaanba taagan yahay  Dhaqdhaqaaqii dekada magaalada Berbera, kaddib markii ganacsatada wax kala soo degi...

Fadhigii Golaha Wakiillada oo Furmay, Kadib Khilaaf Hadheeyay Golaha

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fadhigii golaha Wakiillada Somaliland, ayaa saaka si rasmi ah u furmay, kadib khilaaf maalmo qaatay oo u dhaxeeyay xildhibaannada Golaha,...

Daawo Muuqaal: Bilicda Laascaanood oo Laga Shaqaynayo

0
Laascaanood, (HargeisaPress) — Dawladda Hoose ee Magaalada Laascaanood oo kaashanaysa ciidamada Ammaanka ayaa saaka oo Isniin ahayd ka bilowday suuqa Khudradda ee Magaaladaasi hawlgal...

Xaalad Kale oo Ka Soo Cusboonaatay Magaalada Beirut 

0
Beirut (Hargeisa Press)- Magaalada Beirut ee caasimadda dalka Lubnaan ayaa gashay xaalad horleh kadib markii dad cadhaysan ay dhigeen dibadbaxyo lagaga soo horjeedo dowladda...

Hay’adda Shaqaalaha Oo Ku Dhawaaqday 28 Sanno Oo Somaliland Jirtay In Markii U Horaysay...

0
“28-Kii Sanno Ee Somaliland Jirtay Waxa Jiray Oo Keliya Guddida Anshax-Marinta Iyo Ciqaabaha,Sida Shaqaalaha Dawladdu U Yeeshaan Anshax-Marin Marka Ay Qalad Galaan Ayey Dhanka...

Koox Cusub oo Ka Dillaacday Deegaannada Somaliland, Lacagana Ka Urursada Dadka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile, oo ka tirsan mudaneyaasha golaha wakiilada Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in deegaanada Somaliland ay ka dilaaceen...