Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo noqday madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya

0
Mogadishu,(HargeisaPress) —Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi u xaqiijiyay in uu noqday madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu wareegii saddexaad ka tanaasulay madaxweynihii hore Xassan...

Xasan Sheekh oo shacabka Turkiga kala Qayb-galay xus Qarameed ka dhacay Istanbul + SAWIRRO

0
Istanbul , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qayb-galay xuska sannad-guuradii 100-aad ee kasoo wareegtay guulihii...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka waramay dib u habaynta garsooraka, kana jawaabay su’aalo ay...

0
https://pagead2.googlesyndication.com/pub-config/ca-pub-4985570732131784.js// http://w.sharethis.com/button/buttons.js// // http://www.google-analytics.com/ga.js// http://wd-edge.sharethis.com/button/getAllAppDefault.esi?cb=stLight.allDefault&app=all&publisher=888caf10-5cfb-4d57-863d-dc63549c8b4e&domain=hadhwanaagnews.cahttp://wd-edge.sharethis.com/button/checkOAuth.esi HARGEISA, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha maxkamadda sare, ahna guddoomiyaha guddiga cadaaladda iyo guddoomiyaha maxkamadda distooriga ah Prof Aadan Xaaji Cali Axmed,...

“Waxaynu isla qir-sanahay in Haweenku ay yihiin laf-dhabarta bulshadeenna…”

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa maanta magaalada Hargeisa kaga qayb galay Shirweynaha Horumarinta Haweenka...

Daawo: Warbixin Ku saabsan Horumarka Ka Hirgalay Maxkamada Gobalka Maroodi jeex

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Warbixin Ku saabsan Horumarka Ka Hirgalay Maxkamada Gobalka Maroodi jeex ee uu hormuudka ka yahay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Md Axmed Dalmar...

Wefdi Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo U ambabaxay Magaalada Jigjiga

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryeynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” iyo wefti maayiro ah oo uu hogaaminayo, ayaa maanta ka ambabaxay magaalo...

Somaliland oo War Ka Soo Saartay In Itoobiya Ay Hakisey Hishiiskii Dekeda Berbera

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay goordhawayd war ka soo saartay in dawladda Itoobiya ay Itoobiya ay joojisay maalgashigii ay ku laheyd...

Burco: Murashax Mishiinno Ku Wareejiyay Ururka Hiil Caafimaad

0
Burco (Hargeisa Press)- Ururka caafimaadka ee Hiil caafimaad ayaa agab caafimaad kala wareegay murashax u tartamaya golaha deegaanka demadda Burco. Murashax suldaan Jaamac Nuur, ayaa...

Gaadiidkii Lagu Qabtay Jaadka oo Loo Celinayo Dadkii Lahaa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa saaka soo saartay xukun ah in Gaadiidkii lagu qabtay Jaadka loo celiyo dadkii lahaa. Maxkamadda...

Doorshooyin Maanta ka bilaantay dalka Afrikada Dhexe kaddib Sanado Colaado ah + SAWIRRO

0
BANGUI, (HargeisaPress) —Doorashooyinka madaxnimo iyo tan baarlamaanka ayaa maanta ka billowday Jamhuuriyadda Afrikada dhexe oo ay sannado ka jireen colaado u dhexeeya muslimiinta iyo...