“Waxaynu isla qir-sanahay in Haweenku ay yihiin laf-dhabarta bulshadeenna…”

0
344

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa maanta magaalada Hargeisa kaga qayb galay Shirweynaha Horumarinta Haweenka Somaliland.


Shirweynahaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo qoyska JSL.


Waxaana shirkaasi ka soo qayb galay wasiiro, aqoonyahan, dhalinyaro iyo marti sharaf kale.
Wasiir Maxamed X. Aadan, oo shirkaasi hadal ka jeediyey ayaa sheegay in la isla qiraan yahay in haweenku ay yihiin laf-dhabarta bulshadeenna.

DAAWO: Hadalkii Wasiir Maxamed Xaaji Aadan:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here