Cukuse oo Ka Hadlay Go’aankii Jabhadda Caarre Laga Qaatay

Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Somaliland ee Xukuumadii Siilaanyo, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa waxa uu maanta ka hadlay Go’aankii...

Diyaarad Siday Gargaar oo Ku Burburtay Magaalada Beledweyne

Beledweyne (Hargeisa Press)- Warrarka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaarad siday gargaar ay ku burburtay garoonka diyaaradaha ee...

Somtel-Somalia Oo Daahfurtay Saamiyadeedda iyo Adeegyo Casri ah

Muqdisho (Hargeisa Press): Waxaa Axddii, 4 November,  si rasmi ah looga daahfuray magaalada Muqdisho qaybtii KOWAAD ee saamiyada shirkadda isgaarsiinta ee SOMTEL, iyo ballaarinta...

“Dimoqraadiyadii iyo dastuurkii aynu sharciga u samaysanay waynu iska laabnay”…

Hargaysa (Dawan): Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in aanay bulshadeenu weli u bislaanin qiimaha ay leedahay Waddaniyadu...

Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Masuuliyiin Hal Jago Loo Wada Magacaabay

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay magacaabis jaahwareerisay dadka oo laba digreeto oo madaxtooyada ka soo baxay loogu magacaabay laba masuul hal...

Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Xukuntay Askarigii Toogtay Marxuum Cabdi Nano

Hargeysa, (HargeisaPress) — Maxakamadda ciidamada qalabka sida ee Somaliland oo 29-July-2015- u fadhiisatay dacwad dil ah ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03-August-2015, waxay soo...

Daawo Muuqaal: Gobolka Awdal Oo Mar Kale Gaajo Iyo Haraad Loogu Dhintay, Gudoomiye Ramaax...

Borama, (HargeisaPress) —Wararka hada naga soo gaadhaya magaalada borama ee xarunta gobolka awdal ayaa waxay sheegayaan in afar qof oo kale ay gaajo iyo...

Dowladda Soomaaliya oo Dalbatay In Loo Soo Gacan Galiyo Wasiirka Amniga Jubbaland

Muqdisho (Hargeisa Press) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalbatay in loo soo gacan galiyo Wasiirkii Amniga Jubbaland oo dhawaan ka baxsaday meel ay ku...

Taliyaha Booliska Sanaag Oo Digniin U Diray Dadka Qarinaya Ajaanibka

Ceerigaabo (HP): Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Sanaag gaashaanle sare Saleebaan Ducaale Ubaxle, ayaa digniin adag u diray dadweynaha magaaladda Ceerigaabo ee isku deyaya...

Guddida Doorashooyinka oo Kulan La-Yeeshay Madaxweyne Biixi, Xisbiyadda iyo Ururadda Siyaasadda

Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta kulamo gooni-gooni ah la yeeshay Madaxweyne Muuse Biixi, iyo madaxda xisbiyadda, iyo ururadda siyaasadda...

Latest News