Hadalka Wasiirul Dawlaha UAE Oo Banaanka Keenay Su’aalo Badan Iyo Wufuudda Somaliland Oo Ilaa...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Dad badan ayaa markii ay dhuuxeen hadalkii Dr. Anwar Qarqaash, wasiirul dawlaha arrimaha dibada ee UAE, gaar ahaan qaybtii uu ku sheegay inaanu...

Gabiley: Hirdanka Masuuliyiinta Xukuumadda Dhexe Maamulka Degmooyinka iyo Duqeyda Oo Saameyn Ku Yeeshay Hanaankii...

0
Gabiley,(HargeisaPress)-Maalmihii u dambeeyay khilaaf culus, oo buuq iyo rabshaddo abuurey ayaa ka taagnaa Guud ahaanba Gobolka Gabiley, gaar ahaana Degmada Tog-Wajaale kadib markii sitoos...

Akhriso Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Maanta Ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Somaliland +SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kal-fadhigii labaad (2aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey...

Somaliland: Garyaqaanka Guud oo Been-abuur ku Sameeey Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Garyaqaanka Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mr, Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa faafintiisa rasmi ah (Somaliland Republic Official Gazette) ku soo saaray been-abuur...

Warbixin Laga Diyaariyey Goobo Waxbarasho Oo Caasimada Hargeysa Ku Yaala Oo Weli Looxa Khadka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa wali jira goobo waxbarasho oo ku yaala caasimada Hargeysa isla markaana ardayda dhigataa ay wali wax ku barato Looxa iyo khadka...

Somaliland iyo Ethiopia Oo maanta Heshiis dhanka Iskaashiga horumarka , dhaqaalaha ku saabsan kala...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dawladda Somaliland ayaa Heshiis dhanka Iskaashiga horumarka iyo dhaqaalaha ku saabsan la saxeexatay Dawladda Ethiopia. Waxaa heshiiskan saxeexay Wasiirka Arimaha dibada...

Ururka Suxufiyiinta SOLJA Oo Soo Gabagabeeyey Kulan Ay Muddo Saddex Casho Ah Ay Kulmayeen...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ururka Al-bashiir oo ka shaqeeya dacwada Diinta Islaamka iyo ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa  magaalada Hargeysa kusoo gabagabeeyey  kulan muddo saddex...
Magaalada Ceerigaabo

Magaalada Ceerigaabo oo Laga Mumnuucay Kulamada Siyaasadeed

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Ciidamada Booliska ee gobolka Sanaag ayaa waxaa ay manta awaamiir culus ka soo saareen kulamada Siyaasadeed ee lagu qabto Hoteelada...

Daawo Muuqaal: Guurtida oo Madaxweynaha Ka Diiday Ianay Go’aankoodii ka Noqdaan

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta kulan ku saabsan Go'aankii Guurtida ee Muddo kordhinta waxa uu la yeeshay...

Somaliland: Kiisaska Coronavirus Oo Si Weyn U Kordhay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa sheegay in ay sii kordhayso faafista iyo dhimashada caabuqa Covid-19 ee Somaliland. Wasiirka ayaa sheegay...