Burco: Murashax Mishiinno Ku Wareejiyay Ururka Hiil Caafimaad

0
417

Burco (Hargeisa Press)- Ururka caafimaadka ee Hiil caafimaad ayaa agab caafimaad kala wareegay murashax u tartamaya golaha deegaanka demadda Burco.

Murashax suldaan Jaamac Nuur, ayaa ka mid murashaxiinta u taagan dooraashadda deegaanka ee magaaladda Burco.

Waxaana murashaxa qalabkaasi caafimaad u soo dhiibay oo uu wakiil uga ahaa ururka loo yaqaano Help for nomad oo ka ka dhisan dalka Ingiriiska.

Qalabkan caafimaad ayaa ah Mishiinadda lagu baadho xumadda xanuunka Covid-19.
Kuwaasoo xiligan baahi weyn loo qabo, maadaama oo uu weli wadanka ka jiro xanuunka Coronavirus.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here