Khasaare Ka Dhashay Rabshado Ka Dhacay Hargeysa iyo Burco

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dibad baxyo Rabsado wata oo maanta ka kala dhacay magaalooyinka Hargeisa iyo Burco ayaa waxa ay sababeen khasaare kala duwan. Rabshadahan...

HRC Oo Canbaaraysay Xayiraadda Xukuumadda Somaliland Saartay HCTV

0
Hargaysa (HP): Xarunta Xuquuqal iinsaanka ee magaceeda loo soo gaabiyo HRC oo fadhigeedu yahay magaalada Hargaysa, ayaa canbaaraysay xayiraadda xukuumadu saartay  telefishanka madaxa banaan...

Somaliland: Xukuumadda Xayirtay HCTV iyo Weriyeyaal Laga Xidhay Telefishankaasi

0
Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraad  saartay telefishanka madaxa banaan ee  HCTV iyadoo la xidhay tifaftiraha guud ee telefiishankaasi Cabdiqaadir Saleebaan Casayr (Coday). Agaasimaha guud...

Taliyaha Booliska Oo C/raxmaan Cirro Ku Eedeeyay Masuuliyadda Rebshadihii Dhacay

0
Hargaysa (HP): Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland ayaa ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha xisbiga Waddani in uu iska dhego tiray amarkii xalay lagu faray in aan...

Iska Hor Imaad Dhexmaray Taageereyaasha Xisbiga Waddani iyo Booliska

0
Hargaysa (HP): Boqolaal ka mida taageereyaasha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa saaka xoog ku galay xarunta xisbigaasi ee magaaladda Hargaysa oo xalay ciidamo...

“Lama joogo xilli muddaharaad lagu baaqo”…Cukuse

0
Hargaysa (HP): Wasiirkii hore ee wasaaradda xannaanada Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),  ayaa sheegay in aanay jirin sabab uu guddoomiyaha Waddani ugu baaqo in...

DEG DEG: Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani oo Hada Xabsiga Loo Taxaabay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)– Ciidamada Bileyska Somaliland ayaa caawa xidhay Afhayeenkii Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun iyo Xoghayaha xisbigaasi Khadar Xuseen Cabdi, Sida ay Shabakada...

Madaxtooyada Somaliland oo Si Adag Uga Jawaabtay Baaqii Guddoomiye Cirro

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka qaylisay Baaqa Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan-Cirro ugu yeedhay taageerayaasha Xisbigaas inay isugu yimaaddaan Isniinta Berri Xarunta dhexe...

DEG DEG: Ciidamo La Wareegay Xarunta Xisbiga Waddani

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ciidamo ka tirsan booliska Somaliland ayaa waxaa ay goor dhawayd la wareegeen xarunta dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, halkaasi...

Somaliland: Al-shabaab oo Markii Ugu Horeysay Soo Gashay Gobolka Sanaag

1
Cerigaabo (Hargeisa Press)- Wararka hada naga soo gaadhaya gobolka Sanaag soona gaadhaya Shabakada Hargeisa Press, ayaa sheegaya in markii ugu horeysay lagu arkay deegaan...