Maamulaha guud ee dugsiyada nuuradiin ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore ka gashay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xaflada aad u balaadhan oo ay ka soo qayb galeen Maamulka, Macalimiinta,Waalidiinta iyo marti sharaf kale ayaa ka qabsoontay dugsiga Nuuradiin...

Musharaxa Madaxtinimo ee Xisbiga UCID Faahfaahiyay Oo Waxyaabaha Ay Kala Hadleen Qaadhaan bixiyeyaasha Doorashada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Sharaxaad ka bixiyey Kulamo  Shalay dhex maray Asxaabta Mucaaradka ah iyo Qaadhaan bixiyeyaasha Doorashada...

Culummo Taageeray Mucaaradka Djibouti oo Mudo sannad iyo badh Xidhnaa oo Maanta Xabsiga laga...

0
Jabuuti,(HargeisaPress) — Xukuumadda dalka Jabuuti ayaa maanta kasii daysay xabsiga dhexe saddex ka mid ah culumada dalkaas oo horay u taageeray isbahaysiga USN ee...

” Nile Academy” In La Saaro Maxaa Loo Cuskanaya

0
Inkasta oo Wasiirka Arimaha Debida Somaliland jawaab diidmo ah ka bixiyey codsigii Qunsulka Turkigu u soo gudbiyey ee ku saabsana in Nile Academy dalka...

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Ujeedada Safar Uu Dalka Dibadiisa Ugu Maqnaa...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo manta dalka dib ugu soo laabtay ayaa soo dhawayntii loo sameeyey waxa...

Xuska Maalinta Cuntada Adduunka oo Si Wayn Looga Xusay Somaliland + SAWIRRO

0
HARGAYSA, (HargeisaPress) –Munaasibad balaadhan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada horumarinta Somaliland islamarkaana lagu xusayay maalinta Cuntada Adduunka ee 16 October ayaa lagu qabtay...

Guddiga Anshaxa iyo Xallinta Khilaafaadka Ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo La Magacaabay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa magacaabay guddiga anshaxa iyo xallinta khilaafaadka ee diwaangelinta codbixiyayaasha Somaliland. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan...

Abwaan WEEDHSAME Oo MAANSO Ku Cabiray Abaarta Ba’an Ee Ku Habsatay Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mida Abwaanada wakhtigan loogu jecel yahay Sugaantooda ayaa waxa uu soo saaray Maanso uu ku...

Nuxurka Qodobo Lagu Soo Afjaray Murankii Hogaanka Dalladda SONYO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Murankii ka taagnaa  Hogaanka Dalladda Dhalinyarada Somaliland ee SONYO, ayaa la soo gabo-gabeeyay, kadib markii laba garab awood qaybsi sameeyeen. Kulan...

Daawo Muuqaal: Hay’adda Wadaniga ah ee HYDA oo Daah furtay Mashruuca Barbaarinta Caruurta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Ururka Wadaniga ah ee HYDA ayaa daah furay Mashruuca Barbaarinta Caruurta Da’yarta ah, Munaasibad si heer sare ah looso Agaasimay oo...