Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Awdal iyo Suldaanka Falaagoobay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, oo ka mid ah Xubnaha Wasiirada ah ee Xukumaddu Gobolka Awdal ugu dirtay dejinta...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirada Dalalka Denmark iyo France u qaabilsan Somaliland...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti  ay hoggaaminayso Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo...
Xasan Sheekh Maxamuud

Xasan Sheekh oo Markii Labaad Loo Doortay Madaxweynaha Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Waxaa hadda si rasmi ah loo soo gabagabeeyey codeynta doorashadii Soomaaliya oo la isla gaadhay wareegga 3-aad oo soo bilaabmay...

“Cabdiraxmaan Cirro Muu Oggalaan Diiwaan-gelinta La Hakiyey, Muuse Biixi iyo Faysal-na Wanjal Been Ah...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Guddoomiye ku xigeenka  1aad ee xisbiga WADDANI Md.Axmed Muumin Seed, ayaa beeniyey in guddoomiyaha xisbigaas Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) uu oggalaaday go’aankii...

Geeluna tawaawaca kolka biyaha loo tubo ways tibaax yaqaanaa Qallinkii: Ahmedyasin Sh Cumar Ahmed...

0
Bulshadeena bari ilaa galbeed (Saylac ilaa Lascaanod) yar iyo wayn hadafka  nololeed ee horumarka aqoonta iyo isku filnaanshiyaha shakhsiga ah ee maal iyo caqliba...

Madaxweynaha Liberia oo shaqada ka eriday wasiiro xukuumadeeda ka tirsan

0
Monrovia , (HargeisaPress) — Madaxweynaha Liberia, Ellen Johnson Sirleaf ayaa maanta oo Axad ah shaqada ka eriday 10-xubnood oo ka tirsan golaha wasiirrada dalkaas,...

Daawo Muuqaal: Mo Farah Oo Ku Guulaysaty Orodaka 10,000M Ah ee Horyaalka Yurub.

0
London,HargeisaPress) — Mo Farah ayaa mar kale ku guulaystay horyaalka yurub dhanka orodka 10,000 Mitir ah , isagoo hore looga shakisanaa inuu ciyaari karo...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Furay Shirkii Sanadlaha Ahaa Ee Deeq-bixiyeyaashu Somaliland ku Caawin...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa Hargeysa ka furay Kulanka heerkiisu sareeyo ee lagaga hadlayo isu duwidda mucaawanooyinka Somaliland la siiyo oo...

Agaasimaha DP World Oo Socdaal Ku Tagay Djibouti Iyo Sucuudiga & Masar Oon Weli...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Madaxa shirkadda DP world ee dalka Imaaraadka Carabta Axmed Bin Suleyman ayaa horaantii bishan wuxuu socdaal ku yimid dalka Djibouti....

“ Waxaan kiraysanay Shirkad nagala talisa Maalgelinta Dekadda Berbera” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay inay kiraysteen shirkad kala talisa sida ay u doonayaan in loo maal-galiyo dekadda...