Daawo Muuqaal: Hay’adda Wadaniga ah ee HYDA oo Daah furtay Mashruuca Barbaarinta Caruurta

0
931

Hargeysa, (HargeisaPress) —  Ururka Wadaniga ah ee HYDA ayaa daah furay Mashruuca Barbaarinta Caruurta Da’yarta ah, Munaasibad si heer sare ah looso Agaasimay oo lagu qabtay Hotelka Maansoor ee Hargeysa oo Mashruucan lagu daah furayey Oo ay uu soo agaasimaya Ururka HYDA ayaa waxa kasoo qayb galay Madaxda Ururkaasi, Masuuliyiin Sare sare oo ka kala socday Wasaarada Wax barashashada iyo Hayda PHARO FOUNDATION oo mashruucan maal galinaysa.

 

 

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here