Hargaysa: Qoysas Danyara Oo Raashin Caawimo ah La Gaadhsiiyay

0
Hargaysa (HP): Urur ay ku bahoobeen Qurbo-joog reer Somaliland ah oo degen wadamo kala duwan oo fadhigoodu yahay Dalka Ingiriiska, ayaa deeq raashin ah...

Wasiir Ku-Xigeenka Caafimaadka Oo Furay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Nadaafadda Cusbitaaladda

0
Hargaysa (HP): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda caafimaadka Somaliland Mahdi Cismaan Buuri, ayaa maanta furay mashruuc kor loogu qaadayo nadaafadda cusbitaaladda dalkoo dhan. Wasiir ku-xigeenka waxaa ku...

“Waanu Saluugsanahay Hoggaaminta Muuse Biixi, Dawladnimaduna Ha Dhaafto Berbera..”Eng Faysal.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng  Faysal Cali Waraabe ayaa Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Ka Dhacay Ceel-Afweyn, Jabhadda Gobolka Sanaag lagaga dhawaaqay Iyo Weerarro Ka...

Somaliland: Tirada Guud ee 24-kii Saacadood ee la soo dhaafay laga Baadhay Covid19

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye  ayaa bulshada la wadaagay xogta maalin laha ah ee wasaaradda caafimaadka ee ku saabsan...

Wasaaradda Deegaanka Oo Saare-Daaq-simeed Ka Xidhay Banka Casuurra

0
Yagoori (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta deegaanka dooxadda Casuuurra ee gobolka Sool ka xidhay Seere daaqsimeed bedkiisu dhan yahay...

27 Milyan Oo Euro Oo Uu Midowga Yurub Ugu Deeqay Soomaalida Oo Laga Qadiyay...

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Midowga Yurub ayaa Soomaalida ugu deeqay 27 milyan oo Euro, oo loogu tallo galay la dagaalanka Covid_19. Ergayga Midowga Yurub danjire Nicolas Berlanga, ayaa kulan...

Madaxweynuhu Arrinta Ceel-Afweyn Ma Waxey Aheyd Inuu Baaq Nabadeed Ka diro Mise Waxa La...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shaley kula hadley Warbaahinta Hargeysa ayaa baaq nabadeed u Direy Beelaha halkaa ku Diririya,(CEEL-AFWEYN) iyadoo noqonaysa markii...

Xukuumadda Somaliland Oo Go’aamo Adag Kasoo SaartayXasaradda Deegaanka Gadhi-gaab Kasoo Cusboonaatay

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Xukuumadda Jamhuuriyadda, ayaago’aammo adag kasoo saartay colaadda kasoo cusboonaataydeegaanka Fadhi-gaab ee gobolka Sanaag iyo dhibaatada kusookorodhay dadweynaha deegaankaas ku dhaqan. Wasiirrada wasaaradaha Qorshaynta qaranka iyo...

Wasiirka Warfaafinta oo Mahadnaq u Diray Ganacsade Agabka Tiro badan oo Ka hortaga Covid19...

0
Hargaysa,(HargeisaPress)— Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta JSL Isla markaana ah Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Mudane Saleebaan Yuusuf Cali { Koore} ayaa Mahadnaq balaadhan u diray...

Suldaan Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamay Fadhi-gaab

0
Hargaysa(HP): Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan Cabdiraxmaan oo ah Suldaanka Beelaha Maroodi-jeex, Saaxil, Hawd iyo Gabiley, ayaa baaq nabaddeed u diray laba beelood oo...