“Waanu Saluugsanahay Hoggaaminta Muuse Biixi, Dawladnimaduna Ha Dhaafto Berbera..”Eng Faysal.

0
682

Hargeysa,(HargeisaPress)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng  Faysal Cali Waraabe ayaa Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Ka Dhacay Ceel-Afweyn, Jabhadda Gobolka Sanaag lagaga dhawaaqay Iyo Weerarro Ka Dhacay Boorama

Sidoo kale Eng faysal cai waraabe ayaa xukuumada ugu baaqay in ay dawladnimadu dhaafto berbera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here