Siyaasiga Maxamed Cumar Carte Oo Hargaysa Soo Gaadhay

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Siyaasiga Maxamed Cumar Carte, oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Hargaysa. Kadib markii uu...

Badhasaabka Sool Oo Dhagax Dhigay Xarunta Dab-demiska Laascaanood

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool oo ay wehelinayeen maayarka Laascaanood iyo agaasimaha fulinta ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay xarunta Dab-demiska ee ay...

Jabuuti oo Somaliland Ku Eedaysay Inaanay Iskaashi Kala Samayn Baadhista Kiiska Qarxii Dalkeeda Ka...

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Dawladda Jabuuti ayaa ku eedaysay dawladda Somaliland inay ka gaabisay inay wada shaqayn kala samayso baadhista kiiska qaraxii Djibouti ka dhacay...

Xoghayaha Cadaaladda ee Xisbiga WADDANI oo Ka Hadlay Ruqsadda Laga Qaaday Qareen u Dooda...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Barkhad Jaamac Xirsi oo ah xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Waddani ayaa canbaareeyey go’aan uu dhowaan Wasiirka Caddaaladu ruqsadii qareenimo uga qaaday Guuleed...

War-saxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Danjireyaal

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3714/122015 ku magacaabay Danjireyaal cusub.   Madaxweynuhu:   Markuu Arkay:                     Qodobka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Booqday Xarunta Barashada Dastuurka Somaliland

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta booqday xarunta Barashada Dastuurka Somaliland ee magaaladda Hargaysa. Waxaana wasiirka daakhiliga xarunta...

Xukuumadda Somaliland Oo Xidhiidhka U Jartay Dalka Qatar Taageero Buuxda U Muujisay Xulufada Uu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqday inay xidhiidhka u jartay dalka Qatar  oo dhawaan ay go’doomiyeen wadamo badan oo kamid Khaliijka...

Somaliland: Kulan Dhexmaray Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Booliska

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, Somaliand ayaa maanta kulan la yeeshay hogaanka sare ee taliska booliska. Waxaana wasiirka...

Gabiley: Xildhibaan Axmed Ciisood Oo Ka Hadlay Go’aankii Maxkamadda Sare

0
Gabiley (HP): Xubno ka mid ah xildhibaanadda golaha deegaanka degmadda Gabiley ayaa ka dareen celiyay go’aankii maxkamadda sare ee Somaliland ka soo saartay...

Xoghayihii Guud Ee Hore Ee Qaramada Midoobay Kofi Annan Oo Saaka Geeriyooday

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xoghayihii Guud ee Hore ee Qaramada Midoobay ee Hore Mr. Kofi Annan oo ka mid ahaa xoghayayaashii ugu magaca weynaa ee...