Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka EU-da

0
Brussels, (HargeisaPress) – Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), oo safar shaqo ku jooga dalka Belgium ayaa magaaladda Brussels kulamo kula...

Xog-hayaha Qaramada Midoobay oo ergay cusub u soo magacaabaya Soomaaliya

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Warbixin uu soo saaray ku xigeenka af-hayeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in xog-hayuhu aad uga xunyahay go'aanka xukuumadda...

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo magacaabay golihiisa wasiirrada

0
Garoowe,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Puntland ,Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow oo caawa ah ku dhawaaqay Liiska Golaha wasiirrada Puntland oo isugu jira wasiiro, wasiir ku-xigeeno...

Jamaal Cali Xuseen Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Mushararaxa jagada madaxwayne ee xisbiga UCID aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen ayaa ka jawaabay hadal manta kazoo yeedhay gudomiyaha xisbiga UCID Faysal...

Itoobiya oo Eedeysay Dalalka Masar iyo Eretariya

0
Addis Ababa, (HargeisaPress) —Dawladda Itoobiya ayaa ku eedeysay dowladaha Masar iyo Eritrea inay ku lug leeyihiin rabshadaha ka socda Gobollada ay degaan Qowmiyadaha Oromada...

Xisbiga Waddani Oo Burco ka Bilaabay Barnaamijka LA’ AFUR WADDANI Ee Bisha Ramadaan, Deeq...

0
Burco, (HargeisaPress) —Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo maanta magaladda Burco ka  bilaabay barnaamijka LA’ AFUR WADDANI ee bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa deeq raashin...

Daawo Muqaal: Madaxweyme Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Warbixiyay Safarkii Uu Ku Tagay Burco...

0
Sheekh,Saaxil (HargeisaPress) - Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland  Mudane: Cabdiraxmaan Cabdilahi  Ismaaciil Saylici Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Shaqo Ku Joogay Magaalada Burco Ayaa...

Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ka Hadlay Dhacdadii Ka Dhacday Madaarka Iyo Xalka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa mar kale ka hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacday madaarka magaalada Hargeysa iyo xalka...

Booliska Somaliland Oo Heegan Culus La Geliyay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Ciidamadda booliska Somaliland ayaa maanta la geliyay  heegan culus oo ay kaga hawl gelayaan dhamaanba magaalooyinka goboladda dalka. U jeedadda heegankaas ayaa...

Daawo Muuqaal: Somaliland Oo Si Weyn looga Xusay Xuska Maalinta TP-da

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maalinta caalamiga ah ee TP-da oo ku beegan 24 bisha March ayaa guud ahaan laga xusay Gobolada iyo Degmooyinka dalka JSL,...