Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ka Hadlay Dhacdadii Ka Dhacday Madaarka Iyo Xalka Laga Gaadhay Khilaafkii ka Dhex Qarxay Isaga Iyo Wasiir Cali Mareexaan

0
984
Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Faraxaan Aadan Haybe

Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa mar kale ka hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacday madaarka magaalada Hargeysa iyo xalka laga gaadhay khilaafkii ka dhex qarxay isaga iyo wasiir Cali Mareexaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here