Xarunta Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Soo Bandhigay Tacadiyadda Sanadkan Dhacay Ee Ay Diiwaangalisay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland (Human Rights Centre) ayaa soo bandhigtay warbixin sanadeedka 2016 ee xaaladda xuquuqda aadamaha ee Somaliland iyo gabood-falada ay...

Natiijada Doorashadii Golayaasha Deegaanka Ee Wadanka Finland Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Magacyada Xildhibaanada...

0
HELSINKI, (HargeisaPress) —Waxa habeenimadii xalay ahayd lagu dhawaaqay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka ee wadanka Finland oo ay u tartamayeen in ka badan 1500 oo...

Wasiir Xukumadda Siilaanyo Ka Tirsan Oo Muwaadin Kula Dagaalamay Magacayga Ha Iigu Yeedhin Ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Tii aad aragtaaba tii kale ka darane waxa ay noqotay dhacdo ugud ah kadib markii wasiirka wasarada ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Md...

Al-shabaab oo Burburisay Xarumo Isgaadhsiineed oo Ku Yaala Kenya

0
Gaarisa (Hargeisa Press) - Kooxda al-Shabaab ayaa weerartay oo burburisey xarun isgaadhsiineed oo ku taalay aagga degaanka Korakora, oo katirsan Gobolka Gaarisa. Dadka deegaanka ayaa...

Golaha Wasiirada Somaliland Oo Meel Mariyey Odoros Miisaaniyadeedka 2015-ka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Golaha wasiirada Xukumadda Axmed Siilaanyo ayaa meel Mariyay Odoroska Miisaaniyad sanadeedka Sanadka 2015-ka. Kulankii maanta ee Wasiirada ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyada...

Jaamacadda Caalamiga Ah Ee Beder Oo Soo Gunaanaday Kulan Ay U Qabatay Shirkadaha Waawayn...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Jaamacadda Caalamiga ah ee Beder ayaa maanta soo gunaanaday kulan Aqoon Korodhsi ah oo ay u qabatay Shirkadaha waawayn ee dalka, Aqoon Korodhsigaas...

Bandhiga Todobaadka Soomaalida ee Somali Week Festival Oo London Lagu Soo Gabogabeeyay ...

0
London, (HargeisaPress) — Bandhiga Todobaaka ee Soomaalida UK (Somali Week Festival 2014) ayaa xalay waxaa magaalada London ee dalka Britain , lagu soo gabagabeeyay...

Wasiiradii Safarka Ugu Maqnaa Dalka Imaaraadka Carabta Oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Kana...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire,Wasiirka xanaanada xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” iyo wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Farxaan Aadan...

Fannaanada Sahra Ilays oo Sheegtay In Loo Hanjabay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fannaanada caanka ah ee Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Ilays), oo ka mida fannaaninta waa weyn ee Somaliland, ayaa waxaa...

Gudida Anshaxa Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Saraakiil Ka Socotay Xisbiyada Qaranka Oo Kulan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudida anshaxa ee komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland iyo saraakiil ka socotay xisbiyada qaranka ayaa shir ay ku yeesheen xarunta gudida komishanka waxay...