Arin Mucjiso Ah: Laba Caruura Oo Isku Dhagan Oo Ku Dhashay Cisbitaalka Hargaysa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Laba caruur oo isku dhagan ayaa ku dhashay cusbitaalka wayn ee magaalada hargeysa               Halkan hoose ka daawo muuqaalka   https://youtu.be/pjCOxVkvWtM   HargeisaPress News Desk — Hargeysa info@hargeisapress.com   Follow us...

Mac-hadka HIPPSOR oo Qabtay Dood Lagu Falanqeeyey Dhaqanka Soomaaliga ah iyo Hannaanka Dimuqraadiga ah...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Dood-cilmiyeed lagu falanqeeyey sida ay isku saameeyeen nidaamka siyaasadeed ee ku salaysan hannaanka dimuqraadiga ah ee ka hirgalay dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo dhaqanka ku...

“Jamaal Cali Xuseen inaanu Musharax ahayn ayaa meesha ka baxday, Cali Gurey-na aan lagu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in go’aanka ay soo saartay Guddida Diwaangalinta Ururada siyaasada Somaliland lagu cadeeyay oo...

Ilaa 29 qof oo ku dhintay qaraxyo Ka Dhacay Istanbul Turkiga + SAWIRRO

0
Istanbul, (HargeisaPress) —Ilaa 29 qof ayaa ugu yaraan ku dhintay qaraxyo labo ahaa oo xalay ka dhacay magaalada Istanbul dalka Turkiga. Qaraxyada ayaa ka dhacay...

Golaha Guurtidda oo Dood Adag Ka Yeeshay Xaaladda Deegaanka

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Golaha Guurtidda Somaliland ayaa dood adag ka yeeshay dhibaatooyinka soo waajahay deegaanka iyo xaalada wax ka qabashadda u baahan ee uu...

Warbixin: Wararkii ugu Danbeeyay – COVID19 – Global Daily Update 18/4/2020. Stay Home &...

0
UK: Maanta dhimashadu waa 888. Halkay Shalay ka ahayd 847. Daraadna 861. Tirada guud ee dhimashada dadka dhatkharada ku dhintey waa 15,464. Waxaan ku...

Wasaaradda Horumarinta Beeraha Oo Maanta Bilowday Qodidda 9 Boqol Higtar Oo Deegaanka Xaaxi Ah...

0
Xaaxi , (HargeisaPress) —Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL ayaa Maanta bilaabay Qoddida 900 oo Higtar oo laga beerayo Noocyada kala duwan ee Dalagyada deegaanka Xaaxi...

Wasaaradda Degaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Libaaxyo Sharci Darro Loo Dhoofinayay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasaaradda degaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa hawl gal ay todobaadkan ka fuliyeen degmadda Allaybaday ee gobolka Gabiley in ay...

Natiijada Doorashadii Golayaasha Deegaanka Ee Wadanka Finland Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Magacyada Xildhibaanada...

0
HELSINKI, (HargeisaPress) —Waxa habeenimadii xalay ahayd lagu dhawaaqay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka ee wadanka Finland oo ay u tartamayeen in ka badan 1500 oo...

Daawo Muuqaal: Bandhigii Xalay ee Abwaan Weedhsame loogu Sameeyay Magaalada London iyo Wacdarihii Meesha...

0
LONDON, (HargeisaPress) — Halkan ka Daawo Bandhigii Xalay ee Abwaan Weedhsame loogu Sameeyay Uk iyo Wacdarihii Meesha ka Dhacay. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=e2EcSndu4Tw] Hargeisa Press News Desk —...