Bandhiga Todobaadka Soomaalida ee Somali Week Festival Oo London Lagu Soo Gabogabeeyay + DAAWO SAWIRRO

0
998

London, (HargeisaPress) — Bandhiga Todobaaka ee Soomaalida UK (Somali Week Festival 2014) ayaa xalay waxaa magaalada London ee dalka Britain , lagu soo gabagabeeyay Bandhig sanadle ah oo loogu magac daray todobaadka Somaalida, oo lagu soo marti qaado abawaano iyo sugaanyahanoo iyo fananaaniin Somaaliyeed.

Bandhiga todobaadka Somalida iyo Maryan Mursal oo ka dhex muuqta
Bandhiga todobaadka Somalida iyo Maryan Mursal oo ka dhex muuqta

bandhigan ayaa hadaba waxaa soo qaban qaabiya urur lagu magacaabo Kayd.Bandhiga oo aad losoo buux dhaafiyey waxa wacdaro ka dhigay qaar ka mid ah fanaaniinta ,Abwaano uu ka mid yahay Xasan Daahir ismaacil Weedhsame.

Bandhiga Todobaadka Ee Soomaalida  Aamin Farah ka tuntay
Bandhiga Todobaadka Ee Soomaalida Aamin Farah ka tuntay
Abwaan Weedhsame oo Wacdaro ka muujiyey Somali Week Fastival
Abwaan Weedhsame oo Wacdaro ka muujiyey Somali Week Fastival

IMG_5962

IMG_58541

IMG_58441

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here