Wasiiradii Safarka Ugu Maqnaa Dalka Imaaraadka Carabta Oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyey Xaaladda Caafimaad Ee Madaxwayne Siilaanyo Iyo Ujeedada Safarkooda

0
996

Hargeysa (HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire,Wasiirka xanaanada xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” iyo wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo kamid aha waftigi wasiirada ahaa ee safar ku tagey Imaaraadka Carabta ayaa saaka subaxii hore dalka dib ugu soo laabtay.

Waxaana wasiiradani ay ka warbixiyeen xaaladda caafimaad ee madaxwayne Siilaanyo,ujeedada safarkii ay ku  tageen Imaaraadka ,kulamo ay la qaateen madaxda Imaaraadka iyo shirkada DP World iyo waliba xayiraada wali saaran xoolihii Somaliland ee loo dhoofin jirey Sucuudiga.

Halkan  hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here