Ramaax oo Xaqdaro Ku Tilmaamay Xadhigiisii, Eedaymana U Jeediyay Xukuumadda iyo Hay”addaha Garsoorka

0
1012

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xoghayaha Arrimaha gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa markii ugu horaysay ka hadley xadhigii ay xukuumadu kula kacday.

Ramaax oo muddo 20 Maalmood ka badan ku xidhnaa xarunta Ciidammada dambi-baadhista ee Magaalada Hargeysa. ayaa damaanad lagu siidaayey.

Ramaax oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu Xadhigiisii ku tilmaamay inuu ahaa mid xaqdaro ah, isagoona eedeymo culus u jeediyay xukuumada iyo Hay’addaha garsoorka Somaliland.

Waxaana uu soo bandhigay dhacdooyin murugo leh oo uu ku soo arkay xasiga weyn ee magaalada Hargeysa intii uu ku xidhnaa.

LEAVE A REPLY