“Waxaan uga digaynaa Soomaaliya in aanay siyaasadaynin deeqaha…”

0
699

Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa uga digtay dawladda federaalka Soomaaliya in aanay Siyaasadayn arrimaha mucaawimooyinka iyo deeqaha ay bixiyaan beesha caalamku.
Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland Cumar C/laahi Bede, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiska ayaa ugu baaqay dawladda Xamar, in ay carqaladaynta siyaasadeed ka daayaan caawimooyinka ka dhexeeeya labadda dal.
Wasiir Bede, waxa uu sheegay in lacagta $11,000,000 ah ee ay shalay xukuumadda raysal wasaare Rooble, oo soo daysay Somaliland ay tahay lacag ay horeba u lahayd Somaliland.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here