Ciidanka Booliska gobolka Sool oo meel fagaare ah ku gubay Jaad si sharci daro...

0
Hargeysa (HargeisaPress) Ciidanka Booliska ee gobolka Sool ayaa  ku  gubay  taliska qaybta Booliska ee gobolkaas Jaad ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada amnigu, waxaana sidoo...

Wasiir-ku-xigeenka Gaadiidka iyo Horumarinta oo Degaannada Badhan iyo Dhahar Gaadhsiiyey Raashin +SAWIRRO

0
Badhan, (HargeisaPress)- Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Md. Sahal Maxamed Jaamac, ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyey dadweynaha dan-yarta ah ee ku nool...

Agaasimaha Wacyigelinta Komishan AIDs-ka Oo Fariin U Diray Dadka La Nool HIV

0
Hargaysa (HP): Agaasimaha wacyigelinta iyo abaabulka ee komishanka xakamaynta AIDs-ka ee Somaliland ayaa Muxyadiin Yuusuf Ibraahim, ayaa fariin u diray dadka la nool xanuunka...

“Qaadka amar baa ka soo baxay waana la qabanayaa”…

0
Lascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka hadlay sida ay gobolkaasi uga fuleen awaamiirta guddiga heer qaran ee ka hor taga...

Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Xaaladda Xanuunka COVID-19 Ee Gudaha Somaliland, Bulshadana Ugu Baaqay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay xaaladda guud ee dalka ka marayo ka hortagga iyo la dagaallanka xanuunka COVID-19...

Xubno katirsan golaha wasiirada ayaa kulan la yeeshay guddiyada Amniga iyo ka hortagga...

0
Boorama (HargeisaPress)- Kulankaas ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa Nabadgelyada gobolka isla markaana looga hortagi lahaa xanuunka covid-19. Xubnaha golaha wasiirada ah ee guddiyadaasi...

Dawladda Qatar Oo La Filayo Inay Hargeysa U Soo Dirto Wefti Culus Oo Diyaarad...

0
Hargeysa(HargeisaPreee)-Dawladda Qatar ayaa la filayaa inay magaalada Hargeysa u soo dirto wefti culus oo wata diyaarad gaar ah oo ay ku sidaan mucaawino ay...

IMF oo Itoobiya Siinaysa Lacag Dhan $411 Milyan

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ansixisay gaargaar degdeg ah oo dhan $411 milyan oo la gaadhsiyo Ethiopia si wax...

Turkiga oo Imaaraadka Carabta Ku Eedeeyay Inay Taageerto Al-shabaab

0
Ankara (Hargeisa Press) - Dowlada Turkiga ayaa eedeyn kulul u jeedisay dhiggeeda isutaga imaaraadka carabta, iyada oo ku eedeysay in ay taageerto argagixisada iyo...

Maamulka Gobolka Awdal oo Gubay Jaadkii Ugu Badnaa

0
Boorma (Hargeisa Press)- Maamulka gobolka Awdal iyo ciidamada Booliska Somaliland ee gobolkaas ayaa galabta Gubay 1700 oo marduuf  iyo kun kiiloo kilo oo  Jaad...