Ururka WAAPO oo Raashin iyo agab Caafimaad gaadhsiiyey boqolaal qoys oo dan yar ah

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Ururka Waddaniga ah ee WAAPO, ayaa deeq isugu jirta Raashin iyo agab caafimaad gaadhsiiyey Boqolaal Qoys oo kamida bulshada danyarta ah ee ku dhaqan...

Xukuumada Oo Xaqiijisay In Qofkii Ugu Horeeyey Uu Xanuunka COVID-19 Ugu Geeryooday Gudaha Somaliland.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasiirka wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cumar Cabdilaahi Badde oo shir jaraa’id ku qabtay  magaaladda Hargeysa ayaa  ka hadlay xaqiijiyey xaalad dhimasho ah...

Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Shaqaaqo Ka Dhalatay Gaadhi Siday Qaad Oo Magaaladda...

0
Baligubadle (HargeisaPrees)— Hal nin ayaa ku dhintay, halka mid kalena ku dhaawacmay  magaaladda Baligubadle  ,kadib markii ay ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Baligubadle rasaas ku...

Saylici Oo Ka Hadlay Tabashada Beelaha Gobalka Awdal Iyo Saami-Qaybsiga Golaha Wakiilada

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka jawaabay su’aalo laga waydiiyey arrimo la xidhiidha Tabashooyinka Beelaha Gobolka Awdal...

Ciidamada Qaranka Oo Hub Kula Wareegay Olole Ay Ku Xasilinayaan Deegamadii Dhawaan Beeluhu Ku...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Kadib markii ciidamada Qaranka Somaliland hawlgallo culus oo hub ururin ah ka bilaabeen deegaamo ka mid ah Gobolka Sanaag ee muddoba shaqaaqadu ku...

Madaxtooyada oo Sheegtay in Kiisaska Covid-19 ee Somaliland ka badan karaan inta Wasaaradda Caafimaadku...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)— Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddiga u diyaar-garowga iyo ka hor-tagga caabuqa Covid-19 Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay In laga yaabo in Dadka...

Somaliland: Taliska Booliska Oo Ka Warbixiyay Hawl Gallo Ay Sameeyeen

0
Hargaysa (HP):Taliyaha hawl gelinta ciidamadda Somaliland Maxamed Ducaale, ayaa faahfaahin ka bixiyay cadadka Qaad ay ciidamadu goboladda  iyo tiradda gaadiidka iyo dadka lagu soo...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shaaciyey Inuu U Tartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa shaaciyey inuu u sharaxan yahay xilka gudoomiyaha xisbiga Kulmiye. Madaxweyne ku xigeen Saylici ayaa sheegay in...

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Mu’addimiinta Masaajidda Ku Amray inay Eedaanka Salaadaha Mideeyaan

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdiillaahi Axmed, ayaa Iimaamyada Masaajidda u soo jeediyey inay mideeyaan Adeenka Salaadaha,SI gaar ahna ay...

Tirada Muwaadiniinta Reer Somaliland Ee UK Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid_19 Oo Gaadhay 40 Ruux

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Tirada dadka asal ahaan ka soo jeeda  Somaliland  ee dalka UK ugu geeriyooday xanuunka Covid_19, ayaa gaadhaysa 40 ruux. Sidaana waxa ku dhawaaqay Wakiilka...