Wasiirka Khaarajiga Oo Xaqiijiyay Inay Somaliland Sii Wadayso Wada Hadalka Ay Kula Jirto Somaliya

0
Hargeysa,(HargeisaPress) β€” Wasiirka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Md:Maxamed Biixi Yoonis ayaa shaaca ka qaaday in ay siiwadayaan wadahadaladii u dhaxeeyey Somaliland iyo Somaliya ee...

Madaxwaynaha DDS Mustafe Cagjar oo La Guddoonsiiyay Bilad Sharafeed

0
Jigjiga (HargeisaPress)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed (Cagjar) oo ka qayb galay maanta Xafladdii ay ku qalin jabinayeen Ardayda Jaamacadda Baahirdhaar ee deegaanka...

Maxkamadda Distooriga oo Qaraar Kama Dambays Ah Ka Soo Saartay Dalab Uu Madaxweyne Biixi...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Maxkamada sare ee Somaliland ayaa qaraar ka soo saartay qoraal uu madaxweyne Muuse Biixi u gudbiyey oo kaga dalbanayay inay go'aan...

Halkuu Marayaa Wejiga Labaad Ee Talaalka Covid-19?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Agaasimaha guud ee wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Maxamed Cabdi Xeergeeye, ayaa ka warbixiyay halka uu marayo wareega labaad ee talaalka Xannuunka...

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Marti Ku Ahaa Barnaamijka WaxqabadkaΒ  iyo Isla XisaabtankaΒ 

0
Hargqysa (HP): Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland qyaa sheegay in ay hirgeliyeen qorshe barashadda dastuurka iyo shuruucda kale ee dalka lagu...

Dhismaha Jidka Ceerigaabo Oo Loo Joojiyay Sababo Amaan Darro Awgeed

0
Ceel-Afweyn (HP): Waxaa gebi ahaanba la joojiyaya dhismaha jidka isku xidha magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo oo maraya deegaanka Fadhi-gaab ee gobolka Sanaag, dagaal laba...

Ciidan la wareegay Xarunta Dawladda Hoose ee Boorama, Sababta Keentay iyo Xildhibaanno ka Hadlay

0
Boorama,(HargeisaPress)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka ee degmada Boorama, ayaa sheegay in Ciidammo la wareegeen Xaruntii dawladda hoose ee magaalada Boorama ee xarunta gobolka...

Guurtidda iyo Guddiga Wanaag Farista Oo Iska Kaashanaya Shuruuc Lagu Xakamaynayo Dhaqamadda Shisheeye

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddi hoosaadka nabadgeliyadda iyo arrimaha bulshada ee golaha Guurtidda Somaliland iyo gudida wanaag farista iyo xumaan reebista ayaa iska kaashanaya sidii...

Ku Dhowaad 5,000 oo Carruur iyo Waalidiintood oo Ku Kala Irdhoobay Colaadda Gobolka Tigray

0
Mekkele (Hargeisa Press) – Hay’adda gargaarka ka shaqaysa ee Save The Children, ayaa waxaa ay sheegtay in ku dhowaad 5,000 oo carruur iyo waalidiintood...

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Maanso Kaga Dareen Celiyey Xaalada Abwaan Hadraawi

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga, Wershadaha iyo Beeraha Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac ayaa maanso kaga dareen celiyey dayaca iyo daranyada laga soo tebiyey Abwaan...