Bilowga Mashaariicda JPLG-da Ee Sannadka Cusub Oo Maanta Lagu Kala Saxeexday Qasriga Madaxtooyada

0
Hargeysa, (HargeisaPress)—Xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland waxa maanta lagu kala saxeexday heshiiska mashaariicda maamul-daadejinta JPLG-da ee waxbarashada iyo caafimaadka ugu jira degmooyinka Hargeysa, Berbera, Boorama,...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Biyo La’aanta Hargeysa + Qorshaha Ay Xukuumaddu...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Ka Hadlay Qaabka Ay Xukuumadu Xilka Iskaga Saartay Biyo Balaadhinta Caasimadda. https://youtu.be/bAN7FcIoCdo

Somaliland: Cabdirashiid DAHABSHIIL oo Faahfaahiyey Doorka Shirkadaha Isu-gudbinta Lacaguhu ku Leeyihiin Horumarka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maamulamaha guud ee shirkadda DAHABSHIIL Group Mr. Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa faahfaahin ka bixiyey doorka shirkadaha ka shaqeeya isu-gudbinta lacaguhu ku...

Telefishanka Dalka Sweden Oo Qaadaadhigay Somaliland Iyo Barnaamij Cajiibka Oo Uu Ka Diyaariyay Ilaalinta...

0
HARGAYSA, (HargeisaPress) -Telefishanka ugu wayn dalka Sweden ee SVT, ayaa qaadaadhigay qadiyada Jamhuuriyada Somaliland iyo sida ay u ilaalisay khayraadka badaheeda kaasi oo lagu...

Telefishanka Qaranka Somaliland Oo Kordhiyay Baahintiisa Wararka

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa shaaciyay in ay soo kordhinayaan warar cusub oo ka bixi doona telefishanka qaranka Somaliland. Saleebaan Cali Koore, waxa...

Abwaan WEEDHSAME Oo Ka Tacsiyadeeyey Bah-weynta Fanka Iyo Suugaanta Geerida Ku Timi Abwaanadii weynayd...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa waxa uu ka tacsiyadeeyey, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo guud ahaan bah-weynta Fanka iyo Suugaanta ee...

Madaxweyne Biixi oo Turkiga U Gudbiyay Shuruudaha Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dalka Turkiga oo uu Hoggaaminayo Wakiilka dowladda...

Dahabshiil Gruop waxay ka qaybqaadataa Maalgashiga Agaasimaha E-Dahab Fuad Ahmed Nuh

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Agaasimaha E-Dahab Fuad Ahmed Nuh ayaa ka waramay sida ay Shirkadda Dahabshiil Gruop uga  qaybqaadato Maalgashiga Somaliland iyo shaqo abuurka dhalinyarada. Halkan Ka...

Wafti Ka Socda Dawlada Sucuudiga Oo Kusoo Food Leh Somaliland+Wakhtiga Ay Imanayaan Iyo Ujeedada...

0
Hargeysa ,(HargeisaPress) —Warar xog ogaal ah oo aan helayno ayaa waxay sheegayaan in dalka ay kusoo food leeyihiin wafti balaadhan oo dhakhaatiir ah isla...

Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga Ka Sii Daysay Suxufiyiin Xidhnaa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay maanta xabsiga ka sii daysay 12 ka mid ah 15-suxufi oo todobaadkii hore lagu xidhay...