Telefishanka Qaranka Somaliland Oo Kordhiyay Baahintiisa Wararka

0
580

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa shaaciyay in ay soo kordhinayaan warar cusub oo ka bixi doona telefishanka qaranka Somaliland.

Saleebaan Cali Koore, waxa uu sheegay in baahinta wararka ee telefishanka qaranka Somaliland ay ka bilaabmi doonto saacadu markay tahay 12-ka duhurnimo.

Halka markii ay hore wararka telefishanku ay ka bilaaban jireen 5:30 galabnimo ee wakhtiga bariga Afrika.

Halkan Ka Daawo Wasiirka Oo Arrimahaas Ka Hadlayay:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here