Somaliland: Barnaamij Laga Diyaariyey Deegaan Ay Abaartu Si Xun U Saamaysay Oo Hadda Quruxdiisa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Deegaanka Saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool oo kamid ahayd deegaanada ay sida xun u saamaysay abaarta SIMMA ayaa waxa markii raxmaadka eebe...

Fu’aad Aadan Cadde: Han-fogaan……..Kal-furnaan.. Qormada 2aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

0
“Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac baa ka hadha, gobi u aydaaye, Waad gudatay Muusow xilkii, kula gudboonaaye, Guushii ifkiyo aakhiroba, lagu guddoonsiiye, Gol-dalooladeennii kuwii,...

Borama Iyo Deegaanada Hoos Yimada Gobolka Awdal Oo Siweyn Looga Ciiday

0
Borama (HargeisaPress) - Magalooyinka Borama Iyo Deegaanada Hoos Yimada Gobolka Awdal ayaa siweyn looga Ciiday Munaasibada Ciidal Fidriga. https://www.youtube.com/watch?v=BgHoaeSeIoI&feature=youtu.be

Somaliland Oo Hab-raac U Samaysay Isticmaalka Daawooyinka Xoolaha

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Reer Miyiga JSL ayaa maanta soo bandhigtay hab-raaca iyo hagge ay wasaaradu u samaysay isticmaalka daawooyinka xoolaha. Waxaana kulankaasi...

Guddiga Abaaraha Somaliland Oo Kulan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada Somaliland Iyo Nuxurka Qoddobada...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Guddiga gurmadka abaaraha ee heer qaran, ayaa maanta fadhi ku yeeshay hoolka shirarka ee qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland.   Fadhigan oo uu gudoominayey...

Tartankii Imtixaanaadka 50 kii kaalmo Shaqo Ee Gobolka Maroodi Jeex oo Saaka Ka Bilaabmay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo barayahan samaysay waxaa gobolada kala duwan ee dalka ka bilowday tartamo kaalmo shaqo halkaas oo dhalinyaradu dalku...

Daawo Muuqaal: Xildhibaan Bidhi Oo Agab Ciyaareed Ku Wareejiyey Xulalka Magaalooyinka Wadamagoo Iyo Qorilugud

0
Burco, (HargeisaPress) —Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha deegaanka Burco, ayaa maanta Oo Agab Ciyaareed Ku Wareejiyey Xulalka Magaalooyinka...

Garnaqsi Madaxwayne: Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal Qallinkii: Jama Musse Jama

0
HargeisaPress —Madaxmeyne Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa soo hordhigay golaha baarlamaanka Somaliland 17kii Diisember 1997kii is-casilaad. Sida dastuurku dhigayo fadhigu wuxu ahaa mid wada...

Dowladdii Dalka Sweden oo La Riday

0
Stockholm (Hargeisa Press) – Dowladdii Sweden, ayaa maanta la riday kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra’iisal wasaarihii ugu horreeyay dalkaas ee waaya codka...

Taiwan oo Soo Dhawaysay Wakiilka Imaraatku U Soo Magacaabay Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wakiilka Taiwan u fadhiya Somaliland Allen C. Lou ayaa soo dhaweeyay Wakiilka Imaraat ku u soo magacabay Somaliland. Wakiilka Taiwan ayaa...