Somaliland: Guddida Dhexdhexaadinta Ururka SOLJA Oo Go’aamo Soo Saartay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddida Odayaasha Saxaafadda ee isku xilsaaray dhexdhexaadinta Khilaafaadka Ururka Suxufiyiinta SOLJA, ayaa soo saaray talooyin iyo go’aamo lagu suuro galinayo qabsoomida...

Wasiirro Ka Qayb Galay Furitaanka Xarunta Ururinta Raad Reebka Taariikhda Somaliland

0
Hargeisa (HargeisaPress)–Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa si Wada-Jir Xadhigga Uga Jaray Xarunta Ururinta Raad-Reebka Taariikhda Qaranka. Xubno ka mid ah madaxda xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland,...

Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha oo Walaac ka Muujiyey Dadka Ciidanku ku Laayey Hargeysa & Burco

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kooxda Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha ee Somaliland, ayaa sheegay inay Walaac xooggan ka qabaan Dadka ku dhintay Rabshadihii ka dhacay Hargeysa iyo Burco...

Xukuumadda Oo Hanjabaad Adag Hawada Umarisay Madax Dhaqameedka Somaliland + Waxa Ay Daaran Tahay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiir ku Xigeenka  Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Jaamac  Cabdillaahi Biin  ayaa  Maanta Shir  Jaraa,id oo uu ku  qabtay xarunta wasaaradda Arrimaha Gudaha  Kaga ...

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Booqasho ugu tegay Xaaji Cabdikariin + SAWIRRO

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil "Saylici" ayaa Booqasho ugu tegay Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdiwaraabe) intaan loo qaadin dalka...

Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Sagaal Qof oo U Dhashay Imaaraadka Carabta

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa saaka xabsiga dhigtay Sagaal nin oo u dhashay wadanka Imaaraadka Carabta. Raggan ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee...

Xukuumadda Somaliland Oo U Jawaabtay Xisbiyada Mucaaradka Oo Siyaasadeeyey Dacwada 2 Telefishan

0
Hargeysa (Hargeisa Press): Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka  iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay xisbiyada mucaaradka ah ee WADDANI iyo...

Somaliland: Shil Gaadhi Oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh Sababay Oo Saaka Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Saaka xilli hore ayaa waxaa shil baabuur oo aad u naxdin badan uu ka dhacay duleedka magaalada Hargeysa gaar ahaana marka la dhaafo...

Isku Shaandheynta Laga Filayo Madaxtooyada Oo Wasiir Maxamuud Xaashi Ka Jilaafeeyay Shakhsiyaad Xisbiga Kulmiye...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Isku shaandheyn iyo magacaabis masuuliyiin cusub oo kamid noqda wakhti xaadirkan Golaha Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa in mudo ah laga filayey dhinaca...

Xubno Kamida Garabka Isbahaysiga Kulmiye Oo Shir Hoosaad Ku Yeeshay Hargeysa Iyo Ajandaha Uu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xubno kamida garabkii dhawaan qaadacay doorashadii ka dhex dhecday xisbiga kulmiye ee la baxay garabka Isbahaysiga Dimuqraadiyad doonka xisbiga kulmiye ayaa saaka...