Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Booqasho ugu tegay Xaaji Cabdikariin + SAWIRRO

0
1049

HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa Booqasho ugu tegay Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdiwaraabe) intaan loo qaadin dalka Ethiopia Galabta.

179749ad-f976-4587-a48b-265b573a304f

 

Madaxweyne ku xigeenku waxa uu xaajiga ALLE uga baryey inuu caafimaadkiisi u soo celiyo xanuunka hayana ka dulqaado, insha allaa isaga oo caafimaad qabana uu dalka ku soo celiyo.

5a532a0a-8d78-4f64-b3a7-c6e6e86b4234

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here