Caynaba: Xeer Ilaaliyaha Gobolka Saraar Oo Soo Dhaweeyay Xukunno Maxkamadeed

0
352

Caynaba (HP): Xeer ilaaliyaha gobolka Saraar Yuusuf C/laahi Cali, ayaa ka war bixiyay xukunno ay dhawaan soo saareen maxkamadaha gobolkaasi.

Waxaanu xeer ilaaliyuhu soo dhaweeyay xukunadaasi kala duwan ee ay maxkadaha racfaanka ee gobolka Saraar soo saareen.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here