Daawo Muuqaal: Eng. Jiciir oo ah Madaxa Barnaamijka Maamul daadejinta Oo Sharaxaad ka bixiyay sida uu ku soo bilaabmay Mashruuca JPLG heerka uu Maanta Marayo

0
994

Hargeysa, (HargeisaPress) — Shir Lagu Falanqaynayo Hirgalinta Siyaasaada Maamul- Daadajinta Dawldaha Hoose oo socon doona laba maalood  ayaa maanta ka furmay Hotelka Maansoor ee magaaladda Hrageysa.

Eng.Xuseen Maxamuud Jiciir oo ah  Madaxa Barnaamijka Maamul daadejinta JPLG ee madaxtooyada Somaliland  ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay sida uu ku soo bilaabmay mashruuca JPLG heerarkii uu soo maray iyo guulaha ay imika ku talaabsadeen.

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here