Xukumadda Somaliland Oo Sheegtay In Ethiopia Si Rasmi Ah U Furtay Xuduuda iyo Shuruud...

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Xuduudka Somaliland iyo Ethiopia maanta si rasmi ah loo furay....

Kulan Dhexmaray Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo Masuuliyiin Ka Socda Safaarada Taiwan

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland, Xasan Maxamed Cali Gaafadhi, ayaa xafiiskiisa ku qabiley  wefti uu hoggaaminayo safiirka safaarada Taiwan Mr. Allen...

Wefdi Ka Socda Baarlamanka Somaliland oo La Kulmay Dhigooda Ingiriiska

0
London (Hargeisa Press) – Wefdi ka socday goleyaasha Wakiiladda iyo Guurtida Somaliland oo socdaal ku jooga dalka Ingiriiska, ayaa kulan la yeeshay xildhibaano ka...

Daawo Muuqaal: Waraysi Dhinacyo Badan Leh Oo Lala Yeeshay Wasiirka Duulista Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa arrimo badan lagaga waraystay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga Ee UniversalTv.Wasiirka ayaa wax laga waydiiyay arrimo ku...

Axmed Yuusuf Dirir Oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Qoraal Digniin Xambaarsan Oo Uu Kaga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maareeyaha faraca  badda dekedda Berbera, sidoo kalena ahaa maareeyihii hore ee dekedda Berbera Md. Axmed Yuusuf Dirir, ayaa qoraal uu Madaxweyne Siilaanyo...

Madaxweyne Biixi Oo Sannad Ka Dib Mar Kale Isku Bedelay Labadii Agaasime Ee Cisbitaalka

0
Hargaysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday agaasimihii cisbitaalka Hargeysa Dr. Yaasiin Carab. Ma jiro sabab la baahiyay oo lagu...

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Fariin Nabadeed Hawada U Mariyey Maamulka Puntland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani ayaa Fariin Nabadeed Hawada U Mariyey Maamulka Puntland Oo Dhawaan Dagaal Ku Dhawaaqday. https://youtu.be/3sqjVFS-kGk

Gudoomiyaha Ololaha WADDANI Oo Ka Hadlay Sababaha Uu Xisbiga WADDANI Iyo Siyaasadda Somaliland...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Ololaha Doorashada xisbiga WADDANI Xamse Khayre ayaa ka hadlay sababaha uu ugu soo biirey xisbiga WADDANI iyo Siyaasadda Somaliland maadaama oo...

Daacigii Weynaa Ee Sheekh Ismaaciil Hoggaamiyihii Culimada Tabliiqa oo Geeriyooday

0
Jeddah (Hargeisa Press) – Daacigii weynaa ee Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal oo ahaa Hoggaamiyaha Culimada Tabliiqiyiinta Geeska Afrika, ayaa ku geeriyooday dalka Sucuudiga oo...

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Wakhtiga Rasmiga Ah Ee Doorashada Madaxtooyadu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga rasmiga ah ee ay dalka ka dhacayso...