Daawo Muuqaal: Hay’adda SAMSAM Oo Deegaano Ka Tirsan Somaliland Ka Hirgelisay Baraago Casri Ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Hay'adda SAMSAM Oo Deegaano Ka Tirsan Somaliland Ka Hirgelisay Baraago Casri Ah, gar ahaan goboladda Baligubadle Iyo Gabiley. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=5OsIGWD7uTs] HargeisaPress News Desk...

War-Saxaafadeed: Qodobo Ka Soo Baxay Kulanka Wada-Tashiga Golaha Wasiirada Somaliland + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 26-ka Diisembar, 2017 la soo gabagabeeyey kulankii wada-tashiga Golaha wasiirada uga socday Hotel Royal Palace ee Hargeysa. Kulankan...

Qarramada Midoobey oo Dhaqaale Ku Bixineysa La Dagaalanka Ayaxa Ee Ku Habsaday Geeska Africa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Qarramada Midoobey ayaa sheegtay in lacag dhan 1.5 Million doolar ku bixineyso la dagaalanka Ayaxa faraha ba'an ku haya wadamo...

Xukuumadda Somaliland oo Amar kasoo Saartay Joojinta Xayisiiska Goobaha Caafimaadka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka caafimaadka Somaliland, Saleebaan Ciise Axmed ayaa amar ka soo Saaray in aan Warbaahinta laga sii deyn Xayeysiis Caafimaad oo aan...

Xukumadda Somaliland Oo Sheegtay In Ethiopia Si Rasmi Ah U Furtay Xuduuda iyo Shuruud...

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Xuduudka Somaliland iyo Ethiopia maanta si rasmi ah loo furay....

Xukuumadda Itoobiya oo dhisaysa Waddooyin isku Xidhaya Waddamo ku yaalla Bariga Afrika

0
Addis Ababa ,(HargeisaPress) — Dowladda Itoobiya ayaa qorshaynaysa dhismaha wadooyin muhiim ah oo ku xiri doona dalalka dariska la ah oo ay ku jiraan...

Daawo Sawirada Qaabkii Magaalada Hargeysa Looga Xusay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18-May Iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Magaalo madaxda Hargeisa ayaa maanta  looga dabaaldegay  si weyn oo farxadeed, Munaasibada 18 may oo ah maalin qarankan Somaliland ku qaali ah...

Axmed Yuusuf Dirir Oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Qoraal Digniin Xambaarsan Oo Uu Kaga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maareeyaha faraca  badda dekedda Berbera, sidoo kalena ahaa maareeyihii hore ee dekedda Berbera Md. Axmed Yuusuf Dirir, ayaa qoraal uu Madaxweyne Siilaanyo...

Daawo Muuqaal: Kooxda Xidigaha Geeska Oo Heeso kala Duwan Ku soo Bandhigay Bandhigii Ciida...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Halkan ka daawo Bandhig Faneedka Habeenka Ciida iyo Wacdaraha Kooxda Xidigaha Wacdarihii Kooxdka Xidigaha Geesku Ku Soo bandhigeen Bandhigii Ciida SLNTV. Halkan...

Maxkamadda Sare Ee Mareykanka oo Gaadhay Go’aan Saameynaya 3,000 oo Soomaali Ah

0
Washington (Hargeisa Press) – Maxkamadda Sare ee Mareykanka, ayaa Isniintii shalay ahAyd go'aan ka soo saartay in deganaanshaha rasmiga ah ee Green Card aan...