Daawo Muuqaal: Waraysi Dhinacyo Badan Leh Oo Lala Yeeshay Wasiirka Duulista Somaliland

0
1070

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa arrimo badan lagaga waraystay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga Ee UniversalTv.Wasiirka ayaa wax laga waydiiyay arrimo ku saabsan Maamulka  hawada, waxqabadka wasaaraddiisa iyo arrimo la xidhiidha Xukumadda uu ka tirsan yahay iyo waliba wada hadalada Somaliland iyo Somalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here