Boqorka Sacuudiga oo wiilkiisa ka dhigay dhaxal suge

0
BEIRUT, Lebanon — Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddellay qaabka dhaxalka Boqortooyada, isagoo wiilkiisa, Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay ninka...

Qodobada lagaga Hadlay Kulan Dhexmaray Safiiro Somaliland & Sacuudiga ka socda Addis Ababa &...

0
Addis Ababa (HargeisaPress) —Safiirka dalka Sacuudiga u fadhiya dalka Itoobiya H.E. Cabdalla Fareh Alarjani ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu furdaamin doono xayiraada xoolahii...

Dunida Muslimka Oo Maanta Looga Dabaal-Degayo Munaasabada Ciidda

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guud ahaan marka la eego dunida Muslimka ayaa maanta oo Salaaso ah waxaa siweyn looga dabaal-dagayaa munaasabada Ciidul-Adxaa Carafo oo ka mid...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ku Dhawaaqay Shirweyne Ay Ku Dhisayaan Gole Islaam

0
Minneapolis (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhowaaqay in dowladda federaalka Soomaaliya ay qabaneyso shirweyne ay ku dhisayso gole sare...

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Warbixiyey Natiijada Safar Wefti uu Hoggaaminayey kaga soo Laabteen Dalka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE  Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka warbixiyey natiijada safar shaqo oo wefti uu hoggaaminayey ugu...

Xiisad Siyaasadeed oo Ka Taagan Malaysia

0
KUALA LUMPUR (Hargeisa Press)— Baarlamaanka Malaysia ayaa maanta yeeshay fadhi hal cisho ah si ay u dhageystaan khudbadda boqorka dalkaasi, ka dibna waxa ay si...

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Fariin Nabadeed Hawada U Mariyey Maamulka Puntland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani ayaa Fariin Nabadeed Hawada U Mariyey Maamulka Puntland Oo Dhawaan Dagaal Ku Dhawaaqday. https://youtu.be/3sqjVFS-kGk

Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo U Mahad Celiyay Madaxweynaha Djibouti

0
Hargeisa,(HargeisaPress) — Wasaaradda Arimaha dibadda Somaliland ayaa Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, u mahadcelisay. Qoraal uu soo saaray Afhayeenka Wasaaradda Arimaha dibadda Siciid Cali...

War-Saxaafadeed: Qodobo Ka Soo Baxay Kulanka Wada-Tashiga Golaha Wasiirada Somaliland + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 26-ka Diisembar, 2017 la soo gabagabeeyey kulankii wada-tashiga Golaha wasiirada uga socday Hotel Royal Palace ee Hargeysa. Kulankan...

Hargeysa: Telefishanka HCTV Oo Xus Balaadhan U Sameeyay Saddex Suxufi Oo Ka Baxay +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Telefishanka caalamiga ah ee Horn Cable ayaa Magaaladda Hargeysa ugu qabtay xus geerida Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee Saddex Suxufi...