Guddoomiyaha Xisbiga Wadda Jir Oo U Riyaaqay Go’aankii Raysal Wasaare Rooble
Muqdisho (HP): Guddoomiyaha xisbiga Wadda jir C/raxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa soo dhaweeyay maamul goboleedyaddii qaatay go’aankii ay kaga hor yimaadeen colaadii maalmahan ka taagnayd...
Go’aankii Maamuladda iyo Galmudug Hirshabeele Oo La Soo Dhaweeyay
Muqdisho (HP): Hogaamiyayaasha mucaaradka ee Soomaaliya ayaa si buuxda u soo dhaweeyay go’aanka ay maamullada Galmudug iyo Hirshabelle ay kaga soo horjeesteen muddo kordhintii...
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Canbaareeyay Murashaxiin Lagu Xidhay Sool
Laascaanood (HP): Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa uga digay haayadaha nabadgeliyadda in aanay banaanayn in la xidhi karro xubno ka tirsan murashaxiinta xisbiyadda.
Kadib markii gobolka...
Gabiley: Khasaare Ka Dhashay Guri Dab Qabsaday
Gabiley (HP): Dab ka kacay guri ku yaalla magaaladda Gabiley ayaa dhaliyay khasaare dhibaato nafeed iyo khasaare hantiyeed.
Gurigaasi uu dabku qabsaday ayaa gebi ahaanba...
Raysal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Dagaaladdii Ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho (HP): Raysal wasaaraaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka hadlay dagaaladii xalay ilaa shalay ka dhacay magaaladda Muqdisho.
Waxaanu sheegay inuu aad...
Daawo: Beeralayda Awdal Oo Soo Bandhigay Khudaar Noocyo Fara Badan ah
Baki (HP): Qaar ka mida beeralayda gobolka Awdal ayaa soo bandhigay noocyo fara badan oo kala duwan oo khudaar ah oo ka soo go’ay...
Turkish Airlines Oo Duulimaadyo Toosa Ka Bilaabaysa Somaliland
Istanbul (Hargeisa Press): Shirkadda diyaarradaha ee Turkish Airlines ayaa shaacisay in ay duulimaadyo cusub ka bilaabayso caasimadda Somaliland ee Hargaysa.
Waxaanay Hargaysa ka mid noqonaysaa...
Xudun: Badhasaabka Sool Oo Soo Kormeeray Deegaanka Dhabar-dalool
Xudun (HP): Wefti uu hogaaminayay badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa gaadhay deegaanka Dhabar-dalool ee degmadda Xudun.
Halkaasoo todobaadkii hore...
Madaxweyne ku-xigeenka Oo Ka Qayb-galay Kulanka Dawladaha Hoose
Hargaysa (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylci) ayaa ka qayb-galay kulan ay dawladaha hoose ee dalka iyo qaar ka mida wasaaraduhu ku...
Biden oo Xasuuq U Aqqoonsaday Dil Ay Cusmaaniyiintu Ka Gaysteen Armenia
Washington (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtida maanta ah xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii Dagaalkii Koowaad ee Adduunka ay...