Daawo: Beeralayda Awdal Oo Soo Bandhigay Khudaar Noocyo Fara Badan ah

0
605

Baki (HP): Qaar ka mida beeralayda gobolka Awdal ayaa soo bandhigay noocyo fara badan oo kala duwan ย oo khudaar ah oo ka soo goโ€™ay beerro ku yaalla deegaamo ka tirsan gobolkaasi.

Khudaarta ay soo bandhigeen beeralayda Awdal ayaa la keenay suuqyadda khudaarta lagu iibiyo magaaladda Hargaysa.

Beeralaydii suuq keenay ย khudaartaasi ayaa sheegay in ay aad uga jaban tahay qiimo ahaan khudaartii laga keenay jiray meelaha ka baxsan dalka.

Taasoo ka soo goโ€™day am aka baxday deegaamadda Lughaya, Baki, iyo Fardo-lagu xidh, oo ka tirsan degmadda Lughaya.

Khudaartaasi ayaa isugu jirtay Xabxab, Baltiikh, Basal, Canbe iyo noocyo kale oo khudaar ah.

 

DAAWO: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here