diwaan-gelinta codbixiyeyaasha Somaliland

Saddex Maalmood oo Dheeraad Ah oo Lagu Daray Diwaangelinta Goobaha Codbixiyeyaasha Ee Baligubadle iyo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Cabdirashiid Riyo-raac, ayaa ku dhawaaqay in maalmo dheeraad ah lagu daray diwaangeinta goobaha codbixiyeyaasha oo...

Madaxweyne Biixi oo Ka Hadley Geerida Agaasimihii Hore Ee Samafalka Madaxtooyada Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka hadley geerida ale ha u naxariistee Agaasimihii hore Samafalka ee...
Ciidanka Booliska Somaliland

Saraakiisha Booliska oo Lagu Tababarayo Isla-xisaabtanka iyo Xidhiidhka Bulshada

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Hogaanka tababarrada Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa tababar u furay Saraakiisha Ciidanka Booliska oo ka kooban taliye qaybeedyo, Taliyeyaal Saldhig iyo Saraakiil...
Air Djibouti

Diyaarada Air Jabuuti oo Shil Ku Gashay Garoonka Diyaaradaha Garoowe

0
Garoowe (Hargeisa Press) - Diyaarada Air Jabuuti ayaa saaka shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, kadib markii ay soo wajahday cilad dhinaca...

Maalinta HIVAIDS-ka oo si weyn looga Xusay Dalka Somaliland + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress)— Xuska maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka oo loo asteeyey 1 bisha 12aad ee sannad walba, ayaa lagu qabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Xafladaasi...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Daawooyin Ku Wareejisay Cusbitaalka Dhimirka Ee Burco

0
Burco (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa daawooyin gaadhsiisay cusbitaalka Maandhaye ee magaaladda Burco. Cusbitaalka Maandhaye ayaa lagu daaweeyaa dadka qaba xanuunadda Dhimirka. Daawooyinkan waxaa soo dhiibay...

Wasiirka Biyaha Jabuuti Oo Qaabiley Dhigiisa Somaliland

0
Jabuuti (HP): Wasiirka biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa safar shaqo ku tegay falka jamhuuriyadda Jabuuti. Waxaana wasiirka iyo weftigiisa qaabilay dhigiisa dalka Jabuuti. Sidoo kale...

Shir Ku Saabsan Kala Faa’iidaysiga D/Hoose Oo Ka Furmay Berbera

0
Berbera (HP): Saddex ka mida dawladaha hoose ee degmooyinka Somaliland ayaa shir ku yeeshay magaaladda Berbera. Kulankaasi waxaa loo qabtay xubno ka socday dawladaha hoose...

Tog-Wajaale: Wasiir Kormeeray Goobaha Diiwaangelinta

0
Tog-Wajaale (HP): Wasiirka isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda Somaliland ayaa maanta kormeeray goobaha ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee magaaladda Tog-Wajaale. Wasiirka waxaa kormeerkaasi ku wehelinayay badhasaabka...

Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax Dhigay Cusbitaalo Hargaysa Laga Dhisayo

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay laba cusbitaal oo laga hirgelinayo caasimadda Hargaysa. Cusbitaaladan ayaa mid laga dhisi doonaa degmadda Calain...