Masuuliyiin Sarsare Oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Isku Bahaystay Garab La Magac Baxay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Siyaasiyiin ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa magaalada hargeysa kaga dhawaaqay garab ay ula magac baxeen GarabkaΒ  Toosinta Xisbiga Waddani.           Daawo Nuxurka Shir Jaraa’id...

Shirkada Diyaaradaha Kenya Airweys oo Maanta Shaacisay inuu lasoo darsay Khasaare Xooggan +...

0
NAIROBI, (HargeisaPress) β€” Madaxda Shirkadda Diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa shaaciyay in sannadkan uu lasoo gudboonaaday khasaarihii ugu xoogga badnaa ee ay abid la...

Jeneral Jidhif Oo Bogaadiyay Talaabadii Ay Ciidanka Qaranku Ku Qabteen Saax-dheer

0
Hargeysa,(HargeisaPress) β€” Taliyihii hore ee ciidamada Milatariga Somaliland, Jen. Maxamed Xasan C/llaahi (Jidhif), ayaa sheegay in ciidanka Militarigu xaq u leeyihiin inay sugaan xadka...

Somaliland: Magaaladda Qori-lugud ee gobolka Togdheer oo laba qof jadeecad ugu geeriyoodeen

0
Hargeysa,(HargeisaPress) β€” Madaxa xogaha iyo warbixinadda wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr:Cabdilaahi Cabdi Yuusuf ayaa ka warbixiyey cudurka Jadeecadda oo uu sheegay inuu laba qof ku...

Soomaaliya oo dacwad ka dhan ah Imaaraadka u gudbisay Qaramada Midoobey

0
HARGEISA β€”Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Qaramada Midoobey Abuukar Daahir Cismaan ayaa khudbad uu u jeediyay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, wuxuuna Dacwad ka dhan ah...

Wasiiirka Horumarinta Beeraha Oo Ku dhawaaqay in Todobaadkan Beeraha U Qodi doonaan 9,000 Qoys

0
Hargeysa,(HargeisaPress) β€”Wasiirka wasaaradda horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed ayaa ku dhawaaqay inay todobaadkan gudihiisa wasaaraddu qodi doonto beeraha 9,000 (Sagaal kun...

Xildhibaanada Gabiley Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuumad Xil,Cibaado Maax Cilmi.

0
GABILEY(HargeisaPress)- Maamulka gobolka gabiley iyo guud ahaan xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley ayaa dhamabaal tacsi ah udiray qoyskii iyo qaraabadii, shacabka gobolka iyo golaha...

“Waxaa lagama maarmaan ah inaan Xaga Allah u cararno oo aynu Kaligii baryadeena ku...

0
Maanta oo kale ayay Muuqataa Walaalnimada, Wadaniyada, Islaamnimada, Tolniimada,is Jacaylka, isu Naxariisashada iyo Hogaaminta Suuban ee Dawladeed ee Xukuumada iyo Shacbiga Jamhuuriyada Somaliland. Saaka ayay...

Guddida Sicir bararka ee Xukuumadda Oo kulan la yeeshay Masuuliyiinta iyo Maamulka Shirkada Dahabshiil...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Waxa si xidhiidha u socda Kulamadii ay Guddida Sicir bararka Madaxweynuhu u magacaabay ay maalmahan shirar kala duwan la yeelanayeen Masuuliyiinta...

Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa oo Buugaag ku Wareejisay Rugta Kutubta Magaalada Burco + SAWIRRO

0
Burco , (HargeisaPress) β€” Munaasibad ka dhacday xarunta guud ee naadiga Hal-karaan oo xarunta dhaqanka ee Hargeysa buugaag ku gaadhsiinaysay rugta kutubta ee Magaalaa...